
Halkan ka akhriso qoraalka oo ah PDF
– Xarakada Al-Shabaab oo Sheegey in ay Xeelad Dagaal uga Baxeen Goobo ku yaal Muqdisho
Daabaco | Print |
Faafin: SomaliTalk.com:
Saturday, August 6, 2011 //
1 Jawaab
Halkan ka akhriso qoraalka oo ah PDF
– Xarakada Al-Shabaab oo Sheegey in ay Xeelad Dagaal uga Baxeen Goobo ku yaal Muqdisho
Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: gaas
________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan.
E-mail Link
Xiriiriye weeyey
Tan iyo 1990 waxaa gacan ku haynta magaalada Muqdisho isaga danbeeyey maamullada kala ah: Maamulkii Siyaad Barre, Cali Mahdi, dowladdii Salballaar, xukuumaddii Cabdi Qaasim, maamulkii Qab-qablayaasha, nidaamkii Maxaakiimta, weerarkii Ethiopianka, maamulkii Al-shabaab iyo ugu danbaystii oo ay hadda gacanta ugu jirto saddexda qolo eek ala ah AMISOM iyo GFT iyo Suufiyo. Haddaba, su’aasha meesha taal waxaa weeye, saddexdaan qolo ee hadda Alshabaab ka saartay magaalada Muqdsho, qoladee ayaa loo malaynayaa in loogu hor-saari doonaa?.