Shir ay isugu yimaadeen degmada Carmo Tariikhdu markay ahayd 7/8/2011 Isimada, Nabadoonada, Ganacsatada, Aqoonyahannada, Culimaa’diinka iyo bulsha weynta Beehala Cali salebaan.
Shirkaas oo lagaga wada hadlayey Nabadda iyo Horumarka Puntland, wada hadal dheer iyo falanqayn ka dib waxay beeluhu go’aansadeen Arrimaha soo socda:-
- in ay beeluhu ka shaqeeyan Nabadda iyo horumarka
- in la soo afjaro colaadaha ka aloosan Gobolka Bari beeluhuna ay nabad la qaatan dhamaan beelaha ay walaalaha yihiin deriskana yihiin laguna dhameeyo caqli fiyow taas oo lawada qaatay.
- waxay beeluhu isku raaceen in midnimada iyo maamulka puntland yahay lama taabtaan wixii khilaaf ama tabasho ah lagu dhameeyo wada hadal iyo isu tanaasul
- waxay beeluhu isla garteen in baaqii laga soo saaray Dubai aanu ahayn mid beelaha mowqifkooda ka turjumaya.
- in beeluhu wixii ay tabanayaan si hufan oo xalaal ah looga wada hadlo loona raadsho xuquuqda beeluhu leeyihiin.
Halkan kadaawo sawirada oo dhamaystiran
Ugu Dambayn:
Beelaha cali salebaan waxay wax ka dhiseen puntland lafdhabarna u yihiin, kana mid ahaandoona ilaalina doonaan midnimada Guud ee Puntland.
MAGACYADA DADKA KU SAXIIXAN BAAQAAN:
1 | Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne |
2 | Suldaan Bashiir Muuse Koonte |
3 | Suladaan C/Laahi Saalax Jeenicad |
4 | Caaqil Qaxiye Maxmud Ciise |
5 | Caqil Maxmed Yusuf Khuurshe |
6 | Caaqil Cumar Yuusuf Dheere |
7 | Caaqil C/Rixmaan Cabdi Samad |
8 | Caaqil Maxmud Cabdala Waaberi |
9 | Caaqil Khaliif Maxamed Maxamuud |
10 | Caaqil Maxamuud Xasan Cumar |
11 | Nabadoon Muuse Xaaji Faarax |
12 | Nabadoon Maxamud Maxamed Cali |
13 | Nabadoon Abshir Idiris |
14 | Nabadoon Siciid Xasan Cumar |
15 | Nabadoon Shuxle Yasin Ismaciil |
16 | Nabadoon Maxamuud Saalax |
17 | Nabadoon Cabdi Budul Guhaad |
18 | Nabadoon Maxamuud Maxamed Cali |
19 | Nabadoon Abshir Yassin Dalmar |
20 | Nabadoon Sire Maxamed Jama |
21 | Nabadoon Maxamed Cartan Gurxan |
22 | Nabadoon Farax Xassan Cadoosh |
23 | Nabadoon Maxamud Siciid Caynab (Been Been) |
24 | Nabadoon Maxamed Yusuf Diratoore |
25 | Nabadoon Salaad Siciid yusuf |
26 | Nabadoon Cawil Maxamed Waceys |
27 | Caaqil Siciid Xuseen Cali |
28 | Sheikh Maxamuud Ismaaciil |
29 | Sheikh Maxamed Laylon |
30 | Sheikh Ibrahim Siciid |
31 | Sheikh c/rahman aw ciise |
32 | Sheikh Liibaan Mashruuc |
33 | Sheikh wacays Maxamud Cali wacays |
34 | Sheikh Adam Xusseen |
35 | Sheikh Yusuf Heeryo |
36 | Sheikh Liibaan Mashruuc |
37 | Sheikh Bashir Shekh Maxamud Fay |
38 | Sheikh Ibraahim Siciid |
39 | Sheikh Mubaarik Muuse Conte |
40 | Ganacsade Liibaan Maxamad Yuusuf (L/Dhere) |
41 | Ganacsade Maxamud Siciid yusuf Carab |
42 | Ganacsade Siciid Xussen Diriye |
43 | Gnacsade C/Risaq Axmed Jama (Neberi) |
44 | Ganacsade Xassan Cumar Siciid (Beder) |
45 | Ganacsade Axmed Siciid Suul-cayn |
46 | Ganacsade Xassan Aw Yusuf Dhega-cade |
47 | Ismaciil Siciid Xusseen (Kutuba-wayne) |
48 | Ganacsade Ismaaciil Kutub |
49 | Ganacsade C/Laahi Xirsi Cali (Hogato) |
50 | Ganacsade Fariid Xuseen Cali (Hogato) |
51 | Ganacsade Axmed Cali Jamac (Afbalaar) |
52 | Ganacsade Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax |
53 | Ganacsade Raage Cali Hogato |
54 | Ganacsade C/Laahi Cali Hogato |
55 | Ganacsade Shine Xaaji Faarax |
56 | Ganacsade Ciid Xasan Jaamac |
57 | Ganacsade Faysal Maxamud Ibrahim |
58 | Ganacsade Abshir Gaash |
59 | Ganacsade Yasin Maxamed Maxamuud |
60 | Ganacsade Cismaan Siciid Cumar |
61 | Prof Maxamed Yuusuf Jaamac Afbalar |
62 | Prof Maxamed Siciid Aw Cali |
63 | Prof Ayaanle Maxamuud Af Balaar |
64 | Prof Yusuf Maxamed Caweys (Dhado) |
65 | Prof: Maxamud Musse Jama Sheikh Ciid |
66 | Prof: Maxamed Siciid Maxamed Caseyr |
67 | Prof Maxamed Ismaaciil Maxamed) Siibad |
68 | Prof Cabdiraxman farax Cali |
69 | Prof Maxamed Yusuf Colow |
70 | Prof Farax Maxamed Colow |
71 | Prof Digool |
72 | Prof Faysal Siciid Dheere |
73 | Eng Siciid Macalin Maxamed |
74 | Eng Maxamed C/Raxman Maxamed |
75 | Eng Muse Xasan Maxamed |
76 | Eng: C/Qadir Casayr Hogato |
77 | Eng Cabdi-karim Siciid Muumin |
78 | Eng Siciid Macalim Maxamed (Naaim) |
79 | Eng Axmed Cisman Sax |
80 | Eng Kaarshe Shire |
81 | Dr Maxamud Yusur |
82 | Dr Farax Xaaji Siciid |
83 | Dr : Ismacil farax yusuf (Dacam) |
84 | Dr: Maxamud Maxamed Qaxiye (Kanu) |
85 | Dr: Ahmed Yusuf Gallan |
86 | Dr: Ali Nuur Axmed |
87 | Dr: Barkhad cartan Gurxan |
88 | Dr: Maxamed Cusman Maxamed (Lambo) |
89 | Dr Axmed Siciid Qalombi |
90 | Dr C/Samad Maxamud Siciid |
91 | Dr C/Salaam Maxamud Siciid |
92 | Dr Faysal Jibriil |
93 | Dr Maxamed Cali Wabari |
94 | Dr Subeyr Maxamuud Jaamac |
95 | Dr Maxamed Ismaciil Maxamed Caways |
96 | Dr: Ahmed Hiirad |
97 | Dr Jamac Barako |
98 | Dr: Ismaciil Siciid Cali |
99 | Dr Cumar Maxamed Khuurshe |
100 | Dr: C/qadir Bashir Sheikh Maxamud |
101 | Dr Yassin Qaxiye Ciise |
102 | Dr: Burhan Mire Qaxiye |
103 | Dr: Abshir Siciid Farax |
104 | Drs: Sundus Sh Maxamed Layloon |
105 | Drs Idil Maxamud Jamac Afbalaar |
106 | Drs Fartuun Cali Farax |
107 | Drs Xaawa Maxamud Xassan |
108 | Drs Naciima Siciid Xassan |
109 | Drs Sucaad Siciid Maxamed |
110 | Drs Nawaal Siciid M Cassayr |
111 | Drs Layla Siciid Muse |
112 | Drs Fadumo Musse Gelle (Faroole) |
113 | Drs Roda Maxamed Khuurshe |
114 | Drs Intizar Awil Maxamed (Dhedo) |
“Xarig Habeenimo Ninkii Xiray Ayaa Fura!”
C/risaaq Maxamed Jaamac
Afhayeenka Beesha Cali Saleebaan
WAA BILAAHI TOWFIIQ
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.