Home » Announcements »

Bayaan ay beesha Cali Saleebaan Kasoo saareen Gobolka bari gaar ahaan Degmada Carmo.

Shir ay isugu yimaadeen degmada Carmo Tariikhdu markay ahayd 7/8/2011 Isimada, Nabadoonada, Ganacsatada, Aqoonyahannada, Culimaa’diinka  iyo bulsha weynta Beehala Cali salebaan.

Shirkaas oo lagaga wada hadlayey Nabadda iyo Horumarka Puntland, wada hadal dheer iyo falanqayn ka dib waxay beeluhu go’aansadeen Arrimaha soo socda:-

 

  1. in ay beeluhu ka shaqeeyan Nabadda iyo horumarka
  2. in la soo afjaro colaadaha ka aloosan Gobolka Bari beeluhuna ay nabad la qaatan  dhamaan beelaha ay walaalaha yihiin deriskana yihiin laguna dhameeyo caqli fiyow taas oo lawada qaatay.
  3. waxay beeluhu isku raaceen in midnimada iyo maamulka puntland yahay lama taabtaan wixii khilaaf ama tabasho ah lagu dhameeyo wada hadal iyo isu tanaasul
  4. waxay beeluhu isla garteen in baaqii laga soo saaray Dubai aanu ahayn mid beelaha mowqifkooda ka turjumaya.
  5. in beeluhu wixii ay tabanayaan si hufan oo xalaal ah looga wada hadlo loona raadsho xuquuqda beeluhu leeyihiin.

Halkan kadaawo sawirada oo dhamaystiran

Ugu Dambayn:

Beelaha cali salebaan waxay wax ka dhiseen puntland lafdhabarna u yihiin, kana mid ahaandoona ilaalina doonaan midnimada Guud ee Puntland.

 

MAGACYADA DADKA KU SAXIIXAN BAAQAAN:

 

1 Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne
2 Suldaan Bashiir Muuse Koonte
3 Suladaan C/Laahi Saalax Jeenicad
4 Caaqil Qaxiye Maxmud Ciise
5 Caqil Maxmed  Yusuf Khuurshe
6 Caaqil Cumar Yuusuf Dheere
7 Caaqil C/Rixmaan Cabdi Samad
8 Caaqil Maxmud Cabdala Waaberi
9 Caaqil Khaliif Maxamed Maxamuud
10 Caaqil Maxamuud Xasan Cumar
11 Nabadoon Muuse Xaaji Faarax
12 Nabadoon Maxamud Maxamed Cali
13 Nabadoon Abshir Idiris
14 Nabadoon Siciid Xasan Cumar
15 Nabadoon Shuxle Yasin Ismaciil
16 Nabadoon Maxamuud Saalax
17 Nabadoon Cabdi Budul Guhaad
18 Nabadoon Maxamuud Maxamed Cali
19 Nabadoon Abshir Yassin Dalmar
20 Nabadoon Sire Maxamed Jama
21 Nabadoon Maxamed Cartan Gurxan
22 Nabadoon Farax Xassan Cadoosh
23 Nabadoon Maxamud Siciid Caynab (Been Been)
24 Nabadoon Maxamed Yusuf Diratoore
25 Nabadoon Salaad Siciid yusuf
26 Nabadoon Cawil Maxamed Waceys
27 Caaqil Siciid Xuseen Cali
28 Sheikh Maxamuud Ismaaciil
29 Sheikh Maxamed  Laylon
30 Sheikh Ibrahim Siciid
31 Sheikh c/rahman aw ciise
32 Sheikh Liibaan Mashruuc
33 Sheikh wacays Maxamud Cali wacays
34 Sheikh Adam Xusseen
35 Sheikh Yusuf Heeryo
36 Sheikh Liibaan Mashruuc
37 Sheikh Bashir Shekh Maxamud Fay
38 Sheikh Ibraahim Siciid
39 Sheikh Mubaarik Muuse Conte
40 Ganacsade Liibaan Maxamad Yuusuf (L/Dhere)
41 Ganacsade  Maxamud Siciid yusuf  Carab
42 Ganacsade Siciid Xussen Diriye
43 Gnacsade C/Risaq Axmed Jama (Neberi)
44 Ganacsade  Xassan Cumar Siciid (Beder)
45 Ganacsade Axmed Siciid Suul-cayn
46 Ganacsade Xassan Aw Yusuf Dhega-cade
47 Ismaciil Siciid Xusseen (Kutuba-wayne)
48 Ganacsade Ismaaciil Kutub
49 Ganacsade C/Laahi Xirsi Cali (Hogato)
50 Ganacsade Fariid Xuseen Cali (Hogato)
51 Ganacsade  Axmed Cali Jamac (Afbalaar)
52 Ganacsade Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax
53 Ganacsade Raage Cali Hogato
54 Ganacsade C/Laahi Cali Hogato
55 Ganacsade Shine Xaaji Faarax
56 Ganacsade Ciid Xasan Jaamac
57 Ganacsade Faysal Maxamud Ibrahim
58 Ganacsade Abshir Gaash
59 Ganacsade Yasin Maxamed Maxamuud
60 Ganacsade Cismaan Siciid Cumar
61 Prof Maxamed Yuusuf Jaamac Afbalar
62 Prof Maxamed Siciid Aw Cali
63 Prof Ayaanle Maxamuud Af Balaar
64 Prof Yusuf Maxamed Caweys (Dhado)
65 Prof: Maxamud Musse Jama Sheikh Ciid
66 Prof: Maxamed Siciid  Maxamed Caseyr
67 Prof Maxamed Ismaaciil Maxamed) Siibad
68 Prof Cabdiraxman farax Cali
69 Prof Maxamed Yusuf  Colow
70 Prof Farax Maxamed Colow
71 Prof Digool
72 Prof Faysal Siciid Dheere
73 Eng Siciid Macalin Maxamed
74 Eng Maxamed C/Raxman Maxamed
75 Eng Muse Xasan Maxamed
76 Eng: C/Qadir Casayr Hogato
77 Eng Cabdi-karim Siciid Muumin
78 Eng  Siciid Macalim Maxamed (Naaim)
79 Eng Axmed Cisman  Sax
80 Eng Kaarshe Shire
81 Dr Maxamud Yusur
82 Dr Farax Xaaji Siciid
83 Dr : Ismacil farax yusuf (Dacam)
84 Dr: Maxamud Maxamed Qaxiye (Kanu)
85 Dr:  Ahmed Yusuf Gallan
86 Dr:  Ali Nuur Axmed
87 Dr: Barkhad cartan Gurxan
88 Dr: Maxamed Cusman Maxamed (Lambo)
89 Dr Axmed Siciid Qalombi
90 Dr C/Samad Maxamud Siciid
91 Dr C/Salaam Maxamud Siciid
92 Dr Faysal Jibriil
93 Dr Maxamed Cali Wabari
94 Dr Subeyr Maxamuud Jaamac
95 Dr Maxamed Ismaciil Maxamed Caways
96 Dr: Ahmed Hiirad
97 Dr Jamac Barako
98 Dr: Ismaciil Siciid Cali
99 Dr Cumar Maxamed Khuurshe
100 Dr: C/qadir Bashir Sheikh Maxamud
101 Dr Yassin Qaxiye Ciise
102 Dr: Burhan Mire Qaxiye
103 Dr: Abshir Siciid Farax
104 Drs: Sundus Sh Maxamed Layloon
105 Drs  Idil Maxamud Jamac Afbalaar
106 Drs Fartuun Cali Farax
107 Drs Xaawa Maxamud Xassan
108 Drs Naciima Siciid Xassan
109 Drs Sucaad Siciid Maxamed
110 Drs Nawaal Siciid M Cassayr
111 Drs Layla Siciid Muse
112 Drs Fadumo Musse Gelle (Faroole)
113 Drs Roda Maxamed Khuurshe
114 Drs Intizar Awil Maxamed (Dhedo)

 

 

“Xarig Habeenimo Ninkii Xiray Ayaa Fura!”

C/risaaq Maxamed Jaamac
Afhayeenka Beesha Cali Saleebaan

WAA BILAAHI TOWFIIQ

 

 

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.