Home » Faallo »

Ogeysiis:waxaa bilaabmaya Mutamarkii dhalinyarada ee wadanka holland

Asc wr wb akhunaa waaxan aka codsaneynaa in webak no geliso sheikh.Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub. Waxaa la ogeysiin in uu bilowan doono mutamarkii dalxiisaha ee dhalanyarada  mutamarkan waxaa soo Qaban Qaabiyay Jaaliyada soomaaliyeed (masjid Qubaa ) ee Dalka Holland

Mutamarkan waa kii dalxiisaha ee dhalanyarada wuxuuna  bilaaban Doonaa insha allaah  4/7/2011 isniin ilaa wuxuu socon Donaa 8/7\2011 jumco

mutamarka dalxiisaha ee dhalanyarada ayaa sanadkan lagu Qaban Donaa wadanka  beljimka insha allah

Waxaana kasoo Qeyb gali Doona insha allah  :-

Sh suldaan gasle xafidullah (Holland)

Sh  maxamuud sh aadan (Bringham)

Mutamarkan ayaa dhalanyarad aad ugu faaideysan donaan insha allaah

Muxaadarooyin , duruus aad u fara badan iyo kitaabo , siiro  iyo dhiira gelin xaga dhalanyarada in ay dacwada ka shaqeeyaan iyo in ay bartaan culumadooda

Fadlan Qaabka uu noqon  Doono mutamarku ka eeg videogan hoose

http://www.youtube.com/watch?v=N7JdEjpi4mA&feature=player_embedded

sidoo kale waxaa walaalaaha daafaha dunida jooga loogu bishaareynayaa in ay  si live ah maqal iyo muqaal  ahaan qadka Enterneedka ugala socon karaan webkan fatxusalaam Tv www.fatxusalaam.tk

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.