Marka ugu horeysa Aduunka waxa ugu Qaalisan waxa weeye in Bulshaddu nabad ay ku wada noolaato, sidaa darteed waa maxay Nabadd? Goormaase la oran karaa waa la gaaray Nabad?
Hadaba Akhristayaal ayadoo ay tahay waxa kaliya ee aan u baahan nahay Nabad ayaa waxa ay yeelan kartaa micno badan, hase yeeshee waxa ay isagu soo Biyo shubanaysaa mida oranaysa waa in Dadweynaha ku nool Aduunka oo dhami, Isjeclaado, Sinaado, Iskana kaashado dhinaca Dhaqaalaha, Caafimaadka, Aqoonta iyo Farsamadda, iyaga oo aan loo kala soocin xaga Diinta, Midabka, Afafka i.w.m.
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.