Waxaana Alle ugabaryeynaa imaanka inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan kasiiyo.
Anagoo ah jaaliyadda Muddulood ee magaalada Birmingham Uk Waxa aan tasi tiiraanyo leh u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan beelweynta Mudullood iyo soomaalida oo dhanba oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday magaalada Nairobi 12. Maajo 2011.
Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa ka mid ahaa duubab dhaqameedyada caanka ka ahaa dalka Soomaaliya iyo geeska afrika, sida weyna looga qadarin jiray, waxaa uu horay uga qeyb qaatay dadaalo nabadeed iyo xalinta khilaafaadka colaadihii dhex mari jiray Beelaha Soomaaliyed.
“Allaha u naxariistee Iimaam Maxamuud Iimaam Cumar wuxuu ahaa hogaamiye bulsho oo ku caanbaxay Nabad raadinta Soomaalida dhexdeeda, wuxuuna had iyo jeer ku howlanaa sidii loo heli lahaa Nabad waarta, Xassilooni iyo Dowladnimo”
Tacsida waxaa diraya Guud ahaan Jaaliyadda Muddullood ee magaalada Birmingham Uk:
01: Cumar Xassan Raage (ugaas cumar)
02: Daahir caraale
03: Abdullahi Omar Adow (fooldheere)
04: Hassan Abdirisaaq Boolis
05: Axmed Sheikh Ibraahin
06: Seylac Xassan Hilowle
07: Ciise Maxamud Samow
09: Prof Maxamuud Nuur
10: Inj Siyaad bare nuur
11: Cali Axmed Jabaye
12: Dr Cusmaan Xaaji Jumaale kulmiye
13: Aboolo Xabad Tafad
14: Aweys Maxamed Hilowle
15: Cawil Xassan Xussein
16: Sheekh Cali Xassan
17: Nuur Maxamuud
18: Xuseen Geedow
19: Xasan Maxamed Cosoble
20: Mahad cabdullahi eybakar
21: Cumar Shire Cadaawe
22: Ibraahin Cabdulle
23: Yusuf Cali
24: Axmed Cali Black
25: Cabdullahi Sabriye
26: Cabdullahi Abuukar Xassan (Seed)
27: Kamaal Xassan Culusow
28: Axmed deeq Xassan Culusow
29: Mahad Cali Cabdi
30: Xassan Abuukar Xassan (xassan abti)
31: Xassan Qaasin Xassan (goley)
32: Axmed Yusuf Cali
33: Cabdulqadir Sheikh Cali
34: Maxamud Cali Kulmiye
35: Cali Xaaji Axmed
36: Maxamud Sheikh Maxamed (gows)
37: Abshir Abuukar Shabashabo
38: Cabdulle Suudi Yalaxow
39: Cabdullahi Geemaale
40: Muuse Caraale
41: Cali Xaaji Sikale
42: Cali muxudiin
43: Cismaan Maxaayare
44: Daahir Macalin (daahir Sweden)
45: Ismaaciil Macalin Cabdiraxmaan
46: Saalax Sheikh Abuukar
47: Yusuf Geesey
48: Maxamed Cusmaan Badmaceeye
49: Cabdulqaadir Sheikh Cali Saciid (ilka case)
50: Maxamuud Garbowd
52: Axmed Cabdi Geedi
53: Cabdullahi Qalinle
53: Maxamed Cawad
54: Muuse Cabdi
55: Shariif Sheikh Nuur
56: Daahir Macalin Xassan
57: Shariif Xussein
58: Cabdulqadir Xabad Tafad
59: Cabdulqaadir Kasaaye
60: Xassan Basar
61: Cabdullahi Cijo
62: Cumar Barre
63: Bashiir Xussein
64: Dhicisow
65: Cabdi rashiid Cali Hilowle
66: Cabdullahi Guli
67: Prof C/qadir Ruumi
68: Cilmi Maxamed Cumar
69: Cabdulqadir Abgaalow
70: Cabdirashiid Gaab
71: Canshuur Macalin Yusuf
72: Cabdi Bille
73: Cumar Qalinle
74: Maxamed Oorso
75: Abshir Maxamud Nuur
Inaa Lillaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun
Abdullahi Omar Adow (fooldheere)
Birmingham UK
fooldheere@hotmail.com
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.