Home » Faallo »

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED

EE WAQOOYIGA MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye sh abul- fadli)(Qaybtii-2aad.)

اللهم فك أسر شيخنا الحبيب محمد خضر
اللهم عجل بفكاك شيخنا الحبيب محمد خضر
اللهم أعد شيخنا الحبيب إلى منبر السنة
اللهم أرجع قائد قوافل العائدين إلى محبيه
اللهم اجعل مصيبته هذه تكفيرا عن سيئاته و رفعة لدرجاته,
اللهم لا تفتنا في ديننا و ثبتنا على الحق إلى يوم أن نلقاك
و آخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين.

Sheikh Maxamed Maxamuud(Sh.maxamed khaddar)Waxaan horay oga soo hadalnay doorkiisii dacwo iyo xaaladiisii.qaybtan labaad sidoo kale waxaan ku soo bandhigayaa waxqabadkiisii dacwo iyo xaaladiisa wixii ku soo kordhay.walaalayaal sidaan ognahay,amaba aan horay u soo sheegnay,in la is imtixaamo gaar ahaan culimada inay tahay wado uu illaahay jedeeyay,lagama maarmaana ay tahay inlamarayo,haba kala duwanaadeen qaabka la isu imtixaamayo.laakiin waxaa mudan in aanan la iloobin dardaaranka rabaaniga ah ee uu illaah u dar-daarmayo,bal uu ku sifaynayo adoomadiisa muuminiinta ah,loogana gudbi karo imtixaanaadkaas,arinkaasna waa sabarka.Waana muhiim sheikha iyo dhamaan muslimiinta inay ku dadaalaan sabarka.Qu’raanka kariimka ah sigooni ah ayuu tarkiiska u saaray sabarka,waxayna ku tusinaysaa inuu yahay arin muhiim ah,ladoonayana in marka uu yimaado imtixaanka lagu dhago sabarka. إِنَّ الْمُسْلِمِينَ وَالْمُسْلِمَاتِ وَالْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ وَالْقَانِتِينَ وَالْقَانِتَاتِ وَالصَّادِقِينَ وَالصَّادِقَاتِ وَالصَّابِرِينَ وَالصَّابِرَاتِ وَالْخَاشِعِينَ وَالْخَاشِعَاتِ وَالْمُتَصَدِّقِينَ وَالْمُتَصَدِّقَاتِ وَالصَّائِمِينَ وَالصَّائِمَاتِ وَالْحَافِظِينَ فُرُوجَهُمْ

وَالْحَافِظَاتِ وَالذَّاكِرِينَ الله كَثِيرًا وَالذَّاكِرَاتِ أَعَدَّ الله لَهُم مَّغْفِرَةً وَأَجْرًا عَظِيمًا.) سورة الأحزاب.bal waxaad eegtaa imtixaanaadkii ay soomareen iyo siday ugu samreen rusushee iyo salafkii umadan. وخير مثال على ذلك صبر سيدنا يوسف عليه السلام عندما دعا ربه ليدخل السجن (قَالَ رَبِّ السِّجْنُ أَحَبُّ إِلَيَّ مِمَّا يَدْعُونَنِي إِلَيْهِ وَإِلاَّ تَصْرِفْ عَنِّي كَيْدَهُنَّ أَصْبُ إِلَيْهِنَّ وَأَكُن مِّنَ الْجَاهِلِينَ 33 فَاسْتَجَابَ لَهُ رَبُّهُ فَصَرَفَ عَنْهُ كَيْدَهُنَّ إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ 34 ) سورة يوسف
فكان صبره على السجن عظيم وعظمه العلماء عن صبره عندما ألقى في البئر الموحش كما ضرب الله لنا مثلاً بنبي الله أيوب عليه السلام وقد قال أبي بصير عن أبي عبدا لله عليه السلام عن بلية أيوب عليه السلام التي ابتلي بها في الدنيا لأي علة كانت ؟ قال : لنعمة أنعم الله عليه بها في الدنيا وأدى شكرها .
(وَلَقَدْ كُذِّبَتْ رُسُلٌ مِّن قَبْلِكَ فَصَبَرُواْ عَلَى مَا كُذِّبُواْ وَأُوذُواْ حَتَّى أَتَاهُمْ نَصْرُنَا وَلاَ مُبَدِّلَ لِكَلِمَاتِ الله وَلَقدْ جَاءكَ مِن نَّبَإِ الْمُرْسَلِينَ34 ) سورة الأنعام
والصابرين يضاعف الله لهم أجرهم (سَلاَمٌ عَلَيْكُم بِمَا صَبَرْتُمْ فَنِعْمَ عُقْبَى الدَّارِ 24) الرعد
(إِلاَّ الَّذِينَ صَبَرُواْ وَعَمِلُواْ الصَّالِحَاتِ أُوْلَـئِكَ لَهُم مَّغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ كَبِيرٌ11 ) سورة هود
ولنعلم أن الأنبياء من أولى العزم سموا بذلك لأنهك صبروا فما أجمل صبر سيدنا نوح و سيدنا إبراهيم الخليل و سيدنا موسى الكليم وسيدنا عيسى المسيح وما أجمل صبر سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم فإن صبرهم كان على الدعوة إلى الله والصبر هنا هو أعلى الدرجات وأمر الله رسوله أن يصبر كصبرهم (فَاصْبِرْ كَمَا صَبَرَ أُوْلُوا الْعَزْمِ مِنَ الرُّسُلِ وَلا تَسْتَعْجِلْ لَهُمْ كَأَنَّهُمْ يَوْمَ يَرَوْنَ مَا يُوعَدُونَ لَمْ يَلْبَثُوا إِلَّا سَاعَةً مِنْ نَهَارٍ بَلاغٌ فَهَلْ يُهْلَكُ إِلَّا الْقَوْمُ الْفَاسِقُونَ35) سورة الأحقاف
وقد اخترت أن أضرب لكم مثال في الصبر بتلك المرأة المؤمنة كانت تأتيها نوبات صرع فطلبت من الرسول صلى الله عليه وسلم أن يدعو لها فقال لها الرسول صلى الله عليه وسلم : (أتصبرين ولك الجنة ؟) قالت:”نعم ولكن أدعو الله لي ألا أتكشف” (الله الله على الصبر والحياء ) فدعا لها الرسول صلى الله عليه وسلم فلم تتكشف أبداً بعد ذلك وهى من أهل الجنة .
وما أجمل أن نتشبه بالرسل من أولى العزم في الصبر على الطاعة والدعوة لدين الله سبحانه وتعالى فهو أفضل أنواع الصبر ويعلوا على الصبر عن ما نهى الخالق عنه فالصبر على ما أمر الله به أفضل من الصبر عن ما نهى الله عنه.

Waxaana rajaynaynaa in lagu sabro,xariga culimada,ducaada aysana keenin niyad jab iyo dacwada oo laga cararo,sidoo kale waa in aysan nagu keenin inaan lagabanaa waxa aan xaqa u leenahay,maadaama aan ku noolnahay wadankan. DOORKII DACWO EE SHEEKHA WAXAA KA MID AHAA :-

1-Sheikhu Wuxuu u hayay jaaliyada,gaar ahaan jaaliyada soomaliyeed ee ku nool sandiego oo uu sheekhu imam ka ahaa,hawl wayn oo aan halkan lagu soo koobi Karin.wuxuu har iyo habayn ku dhaxjiray xalintooda waaridiinta iyo ilmahooda oo inta badan ay san isfahmin,waana dhibaatooyinka laga kasbaday qurbahan.waxuu marar badan sheekhu ii sheegi jiray,in da’yarta qurbaha ku kortay iyo waalidkii ay isfahmi layihiin arimo badan awgood,arinkaasna ay imashquulisay sidaan isu fahansiin lahaa.

2-Sheekhu Sidoo kale wuxuu aad ugu mashquulsanaa inuu u helo jaaliyada reer sandiego,masajid iyadoo uu ku yaraday jaaliyada masaajidkooda oo ay ka bateen jaaliyada dabadeedna uu deeqi waayay jaliyada.

3-Sheikhu Wuxuu can ku ahaa difaacida ducaada mararka ay la kulmaan wuxuu manta lakulmay sheekha sida ducaad badan oo lagu xiray wadanka,dacwadana lawaday.wuxuu sheekhu inbadan utaagnaa sidii loodifaacilahaa culimadaas,xag dhaqaale iyo codba.isagoo jaaliyada ku boorinjiray midnimada iyo iskudoobnida,si looga guulaysto cidkastoo dulmi ku soo hujuumtaa culimada iyo ducaada.

4-Sheikhu wuxuu culuumta sharciaga ka aqrinjiray masaajidkiisa iyadoo duruustiisa sidoo kale lagu xiri jiray paltalka dunida oo dhana laga dhagaysan jiray,sida tafsiirka qu’raanka kariimka ah.

XAALADA SHEEKHA MEESHA AY MARAYSO.

Al-xamdulilaah waxaa farxad u ah dhamaan walaalaha oo aan ugu bishaaraynayaa,in sheikha laga soo saaray meeshii markii hore lagu xiray oo ahayd meel aad u dhibbadnayd,sheikhana uu ku dhibanaa.waxaa hada loo soo wareejiyay meel dhaanto meeshii hore,sheikhana uu ku dareemay nafis.wuxuu fursad u helay sheekha inuu la soo xiriiro xaaskiisa iyo asxaabtiisa,taasoo markii hore aynan suura gal u ahayn.Waana illaahay fadligiis,sidaas si ka fiicana waan rajaynaynaa.Waxaa maxkamada la horkeenidoonaa sheekha bishan decembar(3deeda)Waxaana rajaynaynaa in sheekha lagu soodayndoono dameen.

Golaha isutaga masajida ee w/maraykanka isagoo kaashanayo jaaliyada somaliyeed,wali wuxuu ku hawlanyahay arinta sheekha iyadoo inta badan ladiyaariyay waxyaabihii loobaahna waqtiga dameenta.

Imaamka masajidka abu-bakar ee Seattle Wa,Sh/Axmed nuur ayaa hada ku sugan Magaalada sandiego oo uu sheekhu iimaam ka ahaa,wuxuuna sheekhu u tagay halkaas inuu garab istaago arinta sheekha,jaaliyada reer sandiego oo imaamkoodi la xirayna si qaas ah uu ula qaybsado murugada ka haysato iimaamkooda,wacyi galina uu ku sameeyo jaliyada.isagoo sheekhu qabtay ilaa shalayto maxaadaraad iyo kulamo uu la lahaa mas’uuliyeenta masajidka iyo jaaliyada magalada

Waxaana ku rajo waynahay inaan ka guulaysan doono kuwa sheekha dulmiga ku soo eedeeyay.

In sha allaah dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed waa inay sheekha u sooduceeyaan.

Diyaariye:- Sheikh C/llaahi Abul-fadli. Kulmiye99@hotmail.com

Lasoco qaybaha danbe. 11/27/2010.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED "

  1. umu afnan says:

    aallaah subxana watacaalaa ayaan ugu baryayaa inuu inoo xafido sheyuuqdeena gaar ahaan sheikh mohamed qadar illaah haka soo bixiyo xabsiga duqaada danbi dhaafna allah ha uga dhigo intaas…….