Home » Announcements »

Atlanta, Georgia: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE

Somali American Community Center

436 North Indian Creek Drive

Clarkston, Georgia 30021 USA..

______________________

OGAYSIIS  OGAYSIIS

Habeenkii Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE

Ujeedo: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE

Waxaa dhamaam Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Atlanta, Georgia, lagu war galinayaa in ay ka soo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE oo lagu qaban doona

Holiday Inn Dorville

2001 Clearview Avenue

Atlanta, Georgia 30340

November 28/2010   Sunday, 6:00pm

Faahfaahin dheeraad ah  fadlan kala xiriir

Aden Gaabane                   404 314 0977

Cumar Sheekhey:             404 932 2257

Abdi Isaq( Abdi Guray)    678 779 3488

La xiriir: burabdi@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Atlanta, Georgia: Soo Dhaweyn Dr. HAWO ABDI DHIBLAAWE "

  1. HAKIM says:

    Aqoon uma lihi Dr. Hawo, laakiin inta qof “ee hadan kala qoyska” oo wanaageeda sheegkeeyneeysa waligay ma arag qof Soomaali ah oo saa wanaagiisa loo sheego.

    Illaah ha ka abaal mariyo – wanaaga ay umada gaarsiisay.