Home » Announcements »

Tacsi: Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe

Waxaa dhamaan dadkaan oo kala joga Canada iyo America tacsi u dirayaan dhamaan qoyska reer Xaaji Yusuf Jaama in samir iyo imaan ilaahay kasiiyo, Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe Nov-24-2010. Waxan Ilaahay uga baryaynaan in Janaddii Fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

  1. 1. Axmed Dine Gure
  2. 2. Saciido Darman Xassan
  3. 3. Sheekh Adam Maxamed Ciise
  4. 4. Kamil  Dahir Jamac Xirsi
  5. 5. Cabdulqadir Farax Gaas
  6. 6. Cabdulahi Cumar Salaad
  7. 7. Cabdulqaadir Nur Cali Degel
  8. 8. Yusur Jamac
  9. 9. Cali Maxamed Xassan

10. Muxiyaaddiin Diriye Nuur

11. Maxamuud Khaliif Axmed

12. Fadumo Muse Ciise

13. Safiyo Xuseen Cali Biniin

14. Maryan Xuseen Cali Biniin

15. Casha Nuur Geele

16. Khadiijo Cabdulahi Cusman

17. Cabdulgaadir Maxamed Darman

18. Ciise Maxamed Muse

19. Casha Maxamed Muse

20. Duniyo Cabdulahi Cusman

21. Casha Cali Maxamed

22. Abshiro Muse Ciise

23. Weris Cilmi Ciise

24. Siciid Cali Garase

25. Asiili Maxamud Ciise

26. Fardows Diriye Nuur

27. Canab Yusuf Cisman

28. Maryan Xasayni Muse

29. Mulki Yasiin Axmed

30. Amina Yasiin Axmed

31. Farxiya Jamac Nuur

32. Ayan Bashiir Nuur Geedi

33. Farxiya Maxamed Tubako

34. Malyuun Maxamed Ciise

35. Kararo Maxamed Ciise

36. Muse Jamac Garawan

37. Cabdulahi Yusuf Cisman

38. Yasiin Cabdulahi Cusman

39. Muse Darman Xasan

40. Maxamed Siciid Barre

41. Axmed Siciid Barre

42. Maxamed Cabdikariim Cilmi

43. Safiyo Cabdi Nuur

44. Khalif Salaad Cali

45. Saynab Salaad Cali

46. Khadiijo Salaad Cali

47. Canab Ciise Cali

48. Cabdulqadir Yassiin Cabdulle

49. C/khaddar Yasiin Cabdulle

50. Xaawo Cali Garaase

51. Shugri Yasiin C/dulle

52. C/xakiin Yassiin C/dulle

53. Xaliimo Saciid Moxamed

La xiriir Mahmoud Ahmed
farajar@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.