Abubakar As-Saddique Islamic Center
Wuxuu idiin soo diyaariyey Minneapils Convention Centre 7:00 am – 9:00 am
Ciid-ul-Adxa Talaado, November 16, 2010
Ogaysiiska Ciida
Waxaa illaahay Mahadiis ah inaan markale idin lawadaagno u diyaar garowga Ciidul Adxa. Ilaahayna waxaan waydiisanaynaa inuu inoo fududeeyo imaana nagu garsiiyo.
Xarunta Ububakar As-Saddique Islamic Centre Waxay ogaysiinaysaa dhamaan Muslimiinta kunool Gobolka Minnesota in Talaado Nov, 16 2010 oo ku began bisha Arafo 10-1431 ay tahay Ciidul Ad-Xaa.
Ciida sidii aad horay uga barateen Xarunta Abubakar waxay idiin diyaariasay Minneapolis Convention Centre. Minneapolis Convention Centre waa Goob ku haboon in dad aad u badan isugu yimaadaan, waxay leedahay meelo farabadan oo gawaarida la dhigto (parking) fadlan horay u imow kuna tala gal inay tahay maalin shaqo. waxaa la idinka codsanayaa inaan ilaalino Saxmadda, daganaanta iyo anshaxa, noqonana tusaale wanaagsan.
Goobta lagu Tukan doono
Goobta Salaada: Minneapolis Convention Centre
Takbiirtu waa Goorma: 7:00 am
Xiliga Salaada: 9:00 am
Khadiibka: Sh. C/raxman Sh. Cumar imamka iyo Sheikha Xarunta Abubakar
Drection
Minneapolis Convention Center.
Where: Minneapolis Convention Center, 1301 2nd Ave S., Minneapolis, MN 55403.
Ballrooms A, B, and Meeting room 101.
When: Takbir starts at 7:00 AM, prayer at 9:00 AM.
Speaker: Sheikh/ Abdul-Rahman Sheikh Omar, Imam of Abu Bakar Islamic Center.
Maamulka Xarunta Abubakar
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.