Tacsi Tiiraanyo leh
Cabdi Cabdulaahi Shahar oo lagu magacaabi jirey (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdishu degmada Madiina waxaa tacsi loo dirayaa ugu horeyn qoyskiisa oo kala ah
Maxamed Cabdi Cabdulaahi
Xuseen Cabdi Cabdulaahi
Farxiyo Cabdi Cabdulaahi
Axmed Cabdi Cabdulaahi
Caasho Cabdi Cabdulaahi
Qadar Cabdi Cabdulaahi
Fahmo Cabdi Cabdulaahi
C/risaaq Cabdi Cabdulaahi
Safiyo Cabdi Cabdulaahi iyo dhamaan caruurtii uu Awoowaha u ahaa sidoo kale tacsi taa la mid aha waxaa diraya .dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Masar waxey tacsi u dirayaan qoryskii iyo eheladii uu kageeriyoodey Marxuum Cabdi Cabdulaahi (Shahar) sidoo kale waxaa tacsi gaar ah loo dirayaa C/risaaq Cabdi Cabdulaahi oo ka mid ah Mas’uliyiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Masar. ahna gudoomiyaha Jaaliyadda beelaha Jareer-weyne ee wadanka Masar.waxaa kaloo tacsi u diraayo jaaliyadaha Beelaha Jareer-weyne ee wadanka kenya. Masar. Saudi Arabia. South afrika. Uk ,Amerika. Liibya,yemen.Qadar. Canada.Holand.Filand iyo .sweden.
Waxaa kaloo tacsi diraya Prof.Maxamed Cumar Dalxa ahna wasiirka arimaha bulshada.Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud,xildhibaan Mowliid Macaane Maxamuud. Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble. Xilidhibaan Huudoow Xaaji Aaden.xildhibaan Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen dhamaantood waxay leeyihiin Samir iyo iimaan.
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.