Home » Warar »

UK: Mudaharaad Looga soo horjeedo Zenawi oo kadhacay London

Waxaa Arbacadii oo ay tahay 31 March 2010 ka dhacay Mudaaharaad looga soo horjeedo Meles Zenawi oo booqasho ku yimid Dalka England ee UK.

 Mudaaharaadkan oo ay qayb ka ahaayeen mushtamaca Bariga Africa oo ay ka mid ahaayeen, Somalida, Itoobiyaan, Oromada iyo Soomaali Galbed. Mushtamacaadkaas oo ay u jeedadoodu ahayd sidii Meles loo horkeeni lahaa maxkamada danbiyada caalimiga ah ee Hague. Sababo la xiriira danbiyadii dagaal ee ka dhacay gudaha Soomaaliya, Somali Galbeed,  dhulka Oromia iyo dhulka xabashida.

Warbixinta ka daawo Video-yowga:

Video: http://www.youtube.com/

Sawirada: http://www.slide.com/

Ethiopians to protest against Zenawi in London
http://ethioforum.org/wp/archives/1945 


Hogaanka Siyaasada iyo Xiriirka Dadweynaha

Abdullahi Ali Hirad
www.somaliyouth.net
info@somaliyouth.net

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.