Home » Announcements »

Hambalyo Arooska: Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) iyo Aamino Zahra Maxamed Axmed oo ku aqal galay Netherland

Anagoo kala ah:
Ayeeyo Faadumo Abuukar Cismaan(janagasho)
Ayeeyo Caasho Sheekh Cabdi(dad ma dhiibto)
Ayeeyo Xaliimo Sheekh xasan
Ayeeyo Faadumo C/qaadir
Ayeeyo Aamino Sheekh Xasan
aabo Cabdullaahi Cali Sh Cabdi
eedo zahra Naaji
hooyo Nuurta Xasan Anis
adeer Bashiir Cali Cabdi
aabo Maxamed Axmed Sh Nuur
hooyo Caasho Xasan Aanis
eedo Xaliimo Cali Sh Cabdi
adeer Maxamuud Maxamed Cali iyo caruurtooda
eedo Caasho Cali Sh Cabdi
adeer Maxamuud Sh Nuur iyo caruurtooda
eedo Zaciima Cali iyo Caruurteeda
Nabadoonka beesha shiikhaal jasiira
Maxamed Wali Nuur Sheekh Cabdi
Gudoomiya Ururka dhaq dhaqaaqa dhallinyarada jasiira -JYOM-
Cumar yacquub Xaaji Cabdow iyo xubnaha urukaasi oo dhan ayaa tahniyada dirayaa oo
magacyadooda halkaan aan lagusoo koobi karin
Xooghaayaha arimaha dibada -JYOM- Maxamed Axmed Cabdalla (Diyeeshe)
Xoghaynta safiirka soomaaliya ee Dalka Sacuudiya:
Eedo Aamino Iiko Xasan Baxaro
Abaayo Faadumiin
Abaayo Fartuun
Abaayo Shankaroon
Aboowe C/lle
adeer Maxamed Cali sh Cabdi iyo xaaskiisa
habaryar Faaduma Xasan Aanis iyo caruurteeda
habaryar Muslimo Xasan Aanis iyo caruurteeda
abti Cali Xasan Aanis iyo xaaskiis
adeer Qaasim axmed sh. nuur xaaskiisa iyo caruutiisa
Adeer Cabduraxmaan Axmed sh. nuurxaaskiisa iyo caruurtiisa
Faaduma Axmed Sheekh Nuur xaaskeeda iyo carerteeda
Aamino Axmed Sheekh Nuur xaskeeda iyo caruurteeda
Faadumo Cabdullaahi Cali
Maryan Cabdullaahi Cali
Xaliimo Cabdullaahi Cali
Cismaan Cabdullaahi Cali(Cismaan caate)
yuusuf Cabdullaahi Cali
Hudda Cabdullaahi Cali
Madiino Bashiir Cali Cabdi
Nuur Bashiir Cali Cabdi
Cabdullaahi Bashiir Cali Cabdi
Xasan Maxamed Axmed(Xasan jasiira)
Faaduma Maxamed Axmed
Zubayr Maxamed Axmed(zubayr jasiira)
khadiijo Maxamed Axmed
Xaliimo Maxamed Axmed
aniso Maxamed Axmed
raxmo Maxamed Axmed

Waxaa tahniyad iyo hambalyo u diraynaa:

Arooska:
Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye)
Aroosada:
Aamino Zahra Maxamed Axmed

oo dhawaan ku aqal galay dalkaasi Netherland.

Arooskan ayaa ka dhacay degmada Jasiira ee gobolka Shabeelada Hoose, Maalintii
Isniinta ahayd taariikhdu kubeegneyd 14-ka Bisha Mowliidka Barakeysan waafaqsana
01/03/2010.
Aqal galkooduna wuxuu ka dhacay magaalada Amsterdam ee dalkaasi Netherland.

Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inay
noqdaan Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta.
Allaahuma Aamiin.

La xiriir caate2010@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Hambalyo Arooska: Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) iyo Aamino Zahra Maxamed Axmed oo ku aqal galay Netherland "

  1. anagoo kala ah:
    Ayeeyo Faadumo Abuukar cismaan(Janagasho
    hooyo Nuurta xasn Anis
    Adeer Bashiir cali cabdi
    Hooyo Amino Jaamac
    Ayeeyo Muumino sh. cabdi
    Abti cabdi jabaar maxamed faarax
    Cali maxamed Xuseen(Zoha yare)
    Adeer Zakariiye nuur Cabdi
    Adeer macalin Asad nuur cabdi
    Adeer c/qaadir cabdi(kuus)
    Awoowe Shuuq Xasan
    Eedo aanimo Iiko xasan baxarow
    Abaayo Faadumiin
    Abaayo Fartuun
    Abaayo Shankaroon
    Faadumo C/llaahi cali
    Maryan C/llaahi cali
    Xaliimo C/llaahi cali
    Cismaan C/llaahi cali
    Yuusuf C/llaahi Cali
    Hudda c/llaahi cali
    Madino bashiir cali cabdi
    Nuur bashiir Cali cabdi
    c/llaahi bashiir cali cabdi
    Gudoomiyaha Ururka dhaq dhaqaaqa dhallinyarada Afgooye-AYAM-
    Mudane Liibaan cali abuukar iyo xubnaha Ururkaasi oo dhan oo magacyadooda halkaan an lagusoo koobi karin
    Gudoomiyaha Ururka dhaq dhaqaaqa dhallinyarada Jasiira-JYOM-
    Mudane cumar yacquub xaaji cabdow iyo xubnaha ururkaasi oo dhan oo magacyadooda halkaan aan lagu soo koobi karin
    maxamuud xuseen Baanje
    macalin cabdi macalin xusuun
    Nuur macalin xuseen
    Cali macalin xuseen
    cumar macalin xuseen
    ibraahin macalin xuseen xasan macalin xuseen iyo dhamaan dhallinyarada xafada dhagaxtuur ee degmada Afgooye aya tahniyada arooska dirayaa
    Waxaan halkaan hanbalyo aroos ah aan ugu diraynaa xiga iyo xidiga oo kala ah Weriye maxamed C/llaahi cali(Afgooye) iyo Aamino Zahra Maxamed Axmed oo dhowaan ku aqal galay caasimada Amistardam ee Wadanka Hollond.
    waxuuna arooskooda ka dhacay Degmada Jasiira ee Gobolka Shabeelada Hoose maalintii Isniinta aheyd ee 14ka Mowliid oo ku begneed 01/03/2010 waxaynu leynahay ilaahay guurkeeda haka dhigo guur nage iyo guri lagu noodo ilaahayna hakala siiyo Ubad kher qabo oo wanaagsanan wiil iyo caano gabar iyo caano Ilahow docodeena naga aqbal aqristayaashana waxaan ka codsaneenaa Aamin in ay yiraahdaan.