Home » Warar »

War Saxaafadeedka FSNAU – Natiijooyinkii Deyrta 2009/2010 ka dib

Hayadda Falanqaynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada (FSNAU) waxay hadda baahisay ‘War Saxaafadeed’  Ifinaya musiibada baniiaadminimo ee ku raagtay Soomaaliya iyo colaadda sokeeya ee kasii daraysa.  War saxaafadeedkani wuxuu xog ka bixinayaa natiijooyinkii ka soo baxay sahankii hay’ado iskaashaday oo laga sameeyay guud ahaan dalka oo dhan, kuna saabsanayd baaritaanka sugnaanta cuntada iyo nafaqada, taasoo caddaynaysa in xaaladda sugnaanta cuntada iyo nafaqada ee 42% dadka Soomaaliya ay dhibaato ba’ani ka haysato. Hadda, 3.2 malyan dad ah ayaa u baahan kaalmo baniiaadminimo.

War Saxaafadeedkani waxaad ka heli kartaa xiriirka shabakaddan:  http://somalitalkradio.com/2010/feb/fao1645.pdf

Haddii aad doonayso warar dheeraad ah ama aad codsanayso waraysi saxaafadeed, fadlan kala xiriir Kaaliyaha Xidhiidhiyaha Hawlgallada FSNAU, Regina Gathogo, ee 020-4000500 or 0733-616881 or email ugu hagaaji regina.gathogo@fsnau.org.
Xilasho Mudan,

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.