Home » Announcements »

Tahniyad Aroos: Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle

TAHNIYAD AROOS

Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah
Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle
Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa
Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa
Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta
Anaga oo kala ah ehliyadooda iyo asxaabtooda

Aabe Cabdiraxmaan cabdilaahi Dubad
Cabdirxiin hilowle galayr
Prof muxyadiin Abdi Shaqlane
Dr abdifataax badal maxamud
Dr maxamud khadar bedel
Mahad shaqlane
Amiin cabdiraxmaan cabdilaahi
Hodan shaqlane
Maxamud cabdiraxmaan dhoore
Nasa duwane
Fardowso waran
Fardowsa cabdi
Waydiis xuseen nuur
Dr cabdirashiid maxamaed caydiid
Iyo dhamaan reer yuusuf shanlo

La xiriir abdirihiin1@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.