Dhammaan Madaxda, Wakiiladda iyo Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Maaxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) iyo Dhammaan Qoyska Reer Siciid Ducaale, oo ay ka tacsiyadaynayaan Hooyaddood Marxuumad Khadiija Xaji Xassan oo Khamiistii (26 November, 2009) ku geeriyootay Magaaladda Burco.
Waxaanu dhammaan qoyska reer Siciid Ducaale, gaar ahaan Maxamed Siciid Ducaale, Nuux Siciid Ducaale, Ismaaciil Siciid Ducaale in hooyadood iyo ayeydood Eebbe jannadiisa Farduusa uga furo qabriga, maalinta kulul ee qiyaamahana hadhka cashrigiisa u hadeeyo. Aamiin…Aamiin..
Hassan M Jama “Heiss”
Dahabshiil Public Relations & Media
Tel: +252 2 442 9528 – +252 2 650 10 100
Alternative eMails: hassanheiss@gmail.com; hassanheiss@hotmail.com
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.