Home » Announcements »

Tahniyad dhalasho|Qoyska Abdi Hakeem

Tahniyad Kal iyo Laab ah oo ay Dirayaan Qoyska Hassan Mataan iyo Qoys ka Abshir Abdi Osman

Sweden:- Tahniyad Balaaran oo Kal iyo Laab ah ayaa waxaa loo dirayaa Qoyska Abdi Hakeem Mohamed Abshir iyo Marwo Adna Hassan Mataan oo November 15 keedii 2009 Wiil ugu dhashay Dalka Sweden Magaalada Gothenburg wiil kaas oo loo bixiyey Saabir. Tahniyadaan ayaa waxaa diraya labada waalid ee wiilka iyo gabadha kala dhalay iyo Reer Hassan Mataan waxaa Tahniyad taas la mid ah diraya Dhammaan Qoyska Reer Abshir Abdi Osman,Reer Geel ali, reer seerar nuur qaley , Ali Mohamud Aw Osman iyo Abdidahir Abdirahman Sheikh Abdi.

Dad kaas dhammaan waxay ku kala nool yihiin America , Canada , UK, Sweden ,Denmark , Emirate Arabs , Somalia iyo Africa kada kalaba . Dhammaan ehelada iyo waalidiinta Qoyskaa oo ay ka mid tahay Dr Muna Abshir Abdi Osman oo Tahniyadaan soo gaarsiisay SomaliTalk.com, Waxay leeyihiin Si Kal iyo laab ah Hanbalyo Saabir Soo kor noqo Kii Diintiisa Dalkiisa iyo Dad kiisa Canfaca Aamiin Aamiin Aamiin.

Tahniyad iyo Bogaadin Saabir

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.