Home » Announcements »

Tacsi: Sh. Maxamed C. Aware

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun

Anagoo ah dhamaan dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyaleh u diraynaa dhamaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu ka baxay Sheekh Maxamed Cabdi Aware oo Habeenimadii taaiikhdu ahayd 11.11.2009 ku geeriyooday magaalada Bosaso, Marxuumka Waxaan leenahay Allaah ha ka waraabiyo Janadii Fardowsa ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan alahakasiiyo , Aamiin Aamiin Aamiin

Bootaan Barre Samantar (Danmark)

Nuur Barre Samantar (Boosaaso)
Mohamuud Maxamed Barre(Dubai)
Axmad Maxamed Barre (Dubai)
Cali Nuur Barre (Boosaaso)
Cabdiqani Maxamed Barre (daarasalaam)
Bashiir Bootaan Barre (Daarasalaam)
Maxamed Botaan Barre (Holland)
Faarax Maxamuud Saalax (Danmark)
kusoo hagaaji farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.