Home » Warar »

Danjiraha Soomaaliya ee Indonisia oo ka qayb galay munaasabad lagu soo dhawaynayey ardayda Jaamacadda UIN

DANJIRAHA SOOMAALIYA EE INDONESIA OO KA QEYB GALAY XAFLAD LAGU SOO DHAWEYNAYAY ARDAY CUSOB EE JAAMACADDA UIN

Danjirah soomalia ufadhiyo indonesia oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dheweynayay arday jaamacadda UIN (universitas islam negeri) syarif hidayatullah Jakarta ec dalka indonesia magaalada jakaarta, jaamacada UIN oo aay dhiktaan arday tiradoodu dhon takay 25,000 ardny, aayn kermid yihiin wadamada, tailando, malesia, singabur, filibin, Australia, turki, somaliya, USA ardaydaas oo iskood isaga brxiya, feega, loona sameeyay dhimis qiimoh markii aay safaaradda soomalida ee Jakarta kala hadashay waxaana lagu bortaa qeyb afka indonesia iyo qeyb internal waxayna kala yihiin.

Qeybta lugadda indonesia

Faculty of Economy and Social

Management
Accountancy
International Relation
Macro Economics and Study of Construction

Faculty of Science and Technology

IT
Agribusiness
Information System
Mathematic
Biology
Chemist
Physics

Faculty of Medicine
Public Healhty
Pharmacy
Doctor
Nursing

Qeybta internasional (English language)

Faculty of Economy and Social
Management
Accountancy
International Relation

Faculty of Science and Technology
IT
Information System

Waxaa munaasabadaas ka hadlay rector Komaruddin Hidayat oo kula dardaarmay ardaydaasi in aay dadaalaan, sidoo kale danjirahana oo ku guubaabiyay in aay noqdaan kuwa akhlaaqdooda dhawra noqda kuwa anfaca qarankooda, intaa kakadaal waxaa danjiraha iyo rectorka Komaruddin is dhaafsadeen hadiyado.

ind3

ind5

ind6

La xiriir
Embassy of the Republic of Somalia
Jl Salak No. 5, Guntur, Jakarta Selatan 12980
Tel. +62218311506, Fax. +62218352586

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Danjiraha Soomaaliya ee Indonisia oo ka qayb galay munaasabad lagu soo dhawaynayey ardayda Jaamacadda UIN "

  1. hamsa says:

    Asc\
    Adaa mudan sxb .,,..ani ardaydan ayaan ka mid ahay ..war amaan ku aqaan ..go,anhayn

  2. c/raxman says:

    waxaan idiin kumahadinaayaa
    dadaalka aad samaysen adin koo calankii soomaaliya sare uqaaday
    waxaan joogaa suudaan