Home » Warar »

Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington

Waxaa si habsami leh u socata xafladdi furitaanka masjidka Abu-bakr ee seattle oo Bilaabatay Maalintii khamista ahayd 24-ka bisha Sep.2009 Socan Doontana ilaa 27-ka bishan ,Masjidkan oo in mudda ah la sugayay ayaa waxaa daah furay Golaha Imamyada ee waqooyiga America waxaana ka mid ahaa Culimada Ka soo qayb gashay
(1).Sh.Abdurrahman Sh.Omar
(2).Sh.Ahmed Noor
(3).Sh.AbdulKhaliq
(4).Mohamed Kariye
(5).Mohamed Awal (Ghana)
(6).Cabdulahi Abulfadli
(7).Ahmed Noor suggle
(8).Sh.Ahmed Awal (New York)

Iyo culuma kala Oo ka kala yimid Gobalka Washington Iyo Gobalada kale ee wadankan Mareykanka
Ugu Horeynba waxaa Aayada quraan ah ku Furay SH.Abdinaasir oo ah qaari ka yimid Magaalada Minneapls Ka dibna waxaa bilaabmay Jadwalki Muxaadarooyinka oo wajigiisa hore ahaa mid ay fureen Imamyda Masaajidda Gobalkan Washington oo aan ka xusi karno

(1).Imam Mohamed Joban
(2) Imam Cabdul Baari iyo imamyo kale

Muxaadarooyinka Munaasabadda oo aanay inoo suurta gelin in aan live usoo xirno ayaan waxaan balan qaadeynaa in aad ka daawan doontaan www.somalitalk.com iyo website-ka xarunta abu-bakr Islamic Center ee ah www.abubakrislamiccenter.org

Hoos waxaan idinku soo gudbinayaa sawirada xafladda

halan ka daawo sawirada furitaanka masjidka Abu-bakreeSeattle,Wa

seatle

Hassan Sunni
Abu-bakr Media Dep.
Seattle,WA
xnuur11@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington "

  1. A/W/W Waxaan salamayaa walaalaha websidka
    iyo kuwa kale ee booqdo
    intaas kadib waxaan kufaraxay
    in walaalaha musliminta ah oo kunool
    maraykanaka eeyku bixiyeen dadaalo badan
    si eey usiijirto sameecada iyo
    magaca walaalaha muslinminta sababtoo ah
    masjid aan dhisano waa magac iyo sharaf noosaa iday wax dhaqaalo oon kudarsaday majirto masjidka abubakar assadiiq
    oo laga furirabo Seatal Washington
    lakiin aad baan oo gufarax sanahay dhismihiisa qofkasto oo waxkudarsayna
    Ilaahey abbaal marin wayn hasiiyo
    aduun iyo aakhiroba A/W/W