Home » Warar »

Macadka Waxbarashada Dadka Naafada

Axad 13 septeber 2009. machadka naafada o ah urur ay leeyahiin dadka naafada somaliyeed ayaa waxaa u shalay oo Isniin ah garsiyeey lacag deeq ah curyaamintii ku dhawacmeen Duqeyntii loo geeyste isbitaalka Martini maalinkii jimcaha ahay ee xili afur ay isu diyaarinaayeen.

Sawiro kaloo dheeraad ah daawo

Machadka naafada ayaa waxaa uu gaarsiiyey dadka naafada dhaawaca ah iyo ehelada kuwa dhintey lacag $200 oo ka timid jaliyada somaliyeed oo Denmark. Lacagtaan ayaa $100 waxaa loo qondeey dhawaca $100 kalene waxaa loo qoondeeyey agoonta iyo ehelada curyaamiintii dhinteen jimcahii. Lacagtaas ayaa waxaan gacanta ka saarney wakiilada dadkaas iyo qaar ka harey naafada martiini

DEEQDA LACAGTA OO DHAN

Cadbiwahaab O Ka Wakiil Wiilal Joogo Demark $140
Aweys Xasan Cabdiraxmaan Norwwey $100
Zamzam Cali Jimcaale Denmar $100
Xabiibo Maxamed Cabdulee UK $69

Lacagtaan ayaa waxaa labadii maalin lasoo dhaafey la gaarsiiyey dadka curyaamiinta qayb ahaan afur ayaa loo siiyey, qayb kalane waxaa la gaarsiiyey dadka curyaamiinta ku dinteen ama ka dhaawacmeen madaafiicdii ku dhacady isbitaalka martiini maalinkii jimcaha ahayd.

IEDSOM machadka naafada waxa u halkaan uga mahad naqayaa dhamaan walaalahii sida naxariista leh ugu soo gurmadeen dadka naafada Soomliyeed kuwaas oo ka qayb qaatey gaarssiinta afur dad badan oo naafo Somaliyeed oo aan wax heeysanin. Waxaan rabi uga baryeeynaa inuu khayr badan ugu bedelo kaalmada ay baxsheen AAMIIN_AAMIIN

Sawiro kaloo dheeraad ah daawo

Cabdulhi Xasan Xusen
Mogadishu Somalia
Tel: +2525 932773/ 990885/ +2521 5907530
Email naafo@hotmail.com www.iedsom.org

Abdullahi Hassan Hussen
IEDSOM Deputy Chairperson
tel:Office +2525 932773/ 990885
Mogadishu-somalia

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: , ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.