Home » Announcements »

Fursad shaqo oo ka bannaan Jaamacadda Nugaal

Nugaal University

Fursad shaqo

Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood waxay u baahan tahay macallimiin jaamacadeed oo kala ah:

  • kulliyadda maamulka iyo maaraynta (Business adminstaration) 1macallin.
  • Kulliyadda cilmiga kumbuyuutarka (Computer science) 1macallin
  • luqadda ingiriiska (English) 1 macallin.

Codsaduhu waa in uu:

Haysto ugu yaraan bachelor ay weheliso khibrad macallinimo oo saddex sano ah iyo wixii ka badan.
Dhigi karo ugu yaraan laba maaddo oo ah maadooyinka salka u ah kulliyadda uu codsaday.

Leeyahay dad la dhaqan

Lahayn balwad

Fadlan u soo codso shaqooyinkan sida ugu deg deg badan, kuna soo dir Cv-gaaga, iyo codsigaaga Email-ka hoos ku qoran:

nugaaluniversity@gmail.com

Wixii xog dheeraad ah kala xidhiidh:

Abdinasir Mohamed Barre
0025224496053

……….

New intake  Students 
Academic year 2009/2010

00252-275-5000

00252-237-2573

001419-712-1888

Phone: 00252-275-5000

E-mail: nugaaluniversity@gmail.com

……….

What you seek is what we give

Welcome! Enjoy new courses at your own pace and convenient time:

Business Administration

Computer science

Accounting Package (quick books)

Upgrading scientific subjects (form four students)

Basic Business Administration (six months)

Any extra information don’t hesitate to contact registration office

Tel: 755000, 372573, 4498258, 4971534

                                                             Invest your future

…………..

nugaal

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.