Home » Warar »

Muqdisho: $500 doolar oo Lagu Afuriyey 70 qoys oo u badan Naafo


JALAIYADA GEBDHAha SOMALIYEED OO MANTEY AFURIYEY DAD NAAFO SOMAIYED.

Jimco 4 September 2009

 Sawirada Halkan ka daawo… GUJI

Gabadhaha Soomaaliyed oo ku nool Danmark iyo Canada ayaa maantey (Jimce) waxay afursiyeen dad naafo Somaliyeed, kuwaas oo loo qeeybiyey lacag kash ah oo ay ku afuraan dadkaas. Gebdhahan somaliyeed kunool wadamo kala duwan ayaa waxaay soo gaarsiieen dadka naafa deeq lacageed oo gareeyso $500 taas oo ay soo kala direen gebdho somaliyeeed oo qurbaha kunool.

Deeqdaan ayaa waxaa lasoo marsiiyey ururka Naafada ee IEDSOM institute education disabled Somalia. MACHADKA NAAAFA oo ah urur a leeyahiin dadkan naafad somaliyeed kaas oo ay aas aaseen dhalinayaro somaliyed oo naafo ah kuwaas oo waqtigooda qaliga ah iyo aqoontooda u hura markasta daryeelka dadka naafada somaliyeed.

Deeqdan ururka maanta uu u qeeybshey dadka naafada ayaan aheeyn tii ugu horeeysey oo lasoo gaarsiiyo ururka IEDSOM. MACHADKA NAAFADA. waxaa u gaarsiyaa dadka naafad deeqaha iyo Zekada ay sadaqeeystan dadka somaliyed oo wax baxsan karo.

Deeeqdan ayaa waxaa la gaarsiiyeey loona qeeybshe dad naafo ah ilaa 70 qooys ama qofood iyo 10 dad waayeel ah oo liito. Dadka deeqdan maantey lasiiyey ayaa waxaa ay ahaayeen kuwo curyaamin ah oo ishii aragtaa ay ka naxyeeso dhibka iyo baahida ka muuqato. Dadkan oo ah curyaamin, indhoolyaal iyo waayeel ayaa waxaa ay sifiican ugu duceeyen walaaha deeqda soo dhiibeen.

Deeqdaan ayaa waxa iyana lasocotey lacag 20$ oo sakatul fitri ah taas oo ay dhiibetey marwo somaliyeed oo kunool wadanka Kanada. zekaatul fitirgaas oo ah mid laga baxshey 2 qofood.

DADKA Lacagaha KU DEEQEY waxaa ka mid ah:

1 ISTAAHIL XASAN KOOKE oo soo dirtey 40$ ayadoo kawakiil ah gebdho kale
2 SEYNAB XIRSi ayaa dhiibtey $100 oo afur ah iyo $20 oo sekatul fitir ah

Waxaan mahada iskaleh ALLAH wafajiyey kuwa deeqda baxsheen iyo kuwa gaarsiiyeen

Abdullahi Hassan Hussen
Tel:+2525 0 990885/ 2521 5907530
Email: naafo@hotmail.com

j11

Abdullahi Hassan Hussen
IEDSOM Deputy Chairperson
tel:Office +2525 932773/ 990885
Mogadishu-somalia

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.