Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
barakaad bank run ma kasheegaysaa lacagaha maqan
walaalayaal waxaan daba joogaaa lacag lagu soo shubey accountiga dubai 2usbuuc ka hor inta aan la xirin accountiga al-barakaat kana timid eats hides.uk waxeyna aheyd lacag dhan ku dhawaad 23000$ wixii faahfaahin ah igala soo xiriira tel 00260977341808,plz jawaab degdeg ah
walaalayaal marka hore dagal waxlaga faa idayo maleh wiil ku dhinta mahee wiilkuma dhasho marka waxaan dhihilahaa ilaahay hanaga qaboojiyo xiisada aloolsan sida ugu dhakhsa badan
salama caleykum waxaan lacag uu diray somalia walaalkay oo jogaa malintii laaxiray baraakad malintii kaa horeysay markaa waaxan webkan somalitalk kaa hellay informationkaan ilaa soo xariira haddii aay wax isbadelen oo aad lacagahii dadka uu celinaysan sidas iyo nabadgelyo