Home » Announcements »

Hambalyo Meher Bile iyo Ladan

DHAMAAN QARAABADA, EHELKA IYO ASXAABTA MAGACYADOODA KU XUSAN YIHIIN HOOS OO KALA JOOGA YURUB, ASIA, AFRICA IYO DUNIDA DACALADEEDA. WAXA EY HALKAA HAMBALYO MEHER WACAN U MARINAYAAN LAMANAHA AAN KALA MAARMIN, AAN KALA DHANTAALMIN EE ISKU AH FAR IYO FARAANTIGEEDA WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO MEHERKOODA KA DHACAY MAGALADDA QAHIRA EE DALKA MASAR MARKA EY TAARIIKHU AHEED 15-08-2009.

REER AHMED QEYRE

Aabe Ahmed Qeyre, Hooya Xaawa Ciise Abdidoon Iyo caruurooda oo kala Jooga Masar Iyo England.

Liibaan Ahmed Qeyre

Nuux Ahmed Qeyre

Noradiin Ahmed Qeyre

Idman Ahmed Qeyre

Ikraan Ahmed Qeyre

REER MAXAMUUD CIISE

Aabe Maxamuud Ciise Abtidoon, Hooya Idil Abdulahi iyo cruurtooda oo Kala Jooga Masar iyo England.

Ilyaas Maxamuud Ciise

C/raxman Maxamuud Ciise

C/lahi Maxamuud Ciise

Safiya Maxamuud Ciise

Maryan Maxmuud Ciise

……………………………………………………………………
REER CABDULAHI CIISE

Hooya Xaliima Abdi Dheere iyo Carurteeda oo kala jooga Yurub iuo Africa.

Maxamed C/lahi Ciise

C/salaam C/lahi Ciise

Xafsa C/lahi Ciise

Safiya C/lahi Ciise

Caasha C/lahi Ciise

Sacdiya C/lahi Ciise

M.Amiin C/lahi Ciise

REER CABDIRIZAAQ CIISE

Aabe C/rasaaq Ciise Abdidoon, MAAHA SHIINA iyo CARUURTOODA oo Ku nool SWEDEN

REER CABDI MUXUMED AMIIN

Hooya Faduma Ciise Abdidoon iyo caruurteeda OO Dalal Yurub IYO Somalia

Idil Cabdi Muxumed Amiin(KEYF) iyo Seygeeda Faarah Ahmed Cali

Liibaan Cabdi Muxumed Amiin iyo Xaaskiisa Nadiifa Ahmed

Guuleed Cabdi Muxumed Amiin

Mahad Cabdi Muxumed Amiin iyo Xaaskiisa Farxiya Daahir

Hodan Cabdi Muxumed Amiin iyo Caruurteeda

Hibo Cabdi Muxumed Amiin iyo Saygeeda

Ayaan cabdi Muxumed Amiin iyo Seygeeda

REER XUSEEN CABDI CAD

Aabe xuseen Abdi Cad, Hooya Ubax Ciise Abdidoon iyo Caruurtooda OO KUSUGAN YURUB, ASIA IYO AFRICA.

Faarax Ahmed Cali iyo Gacalisadiisa Idil Cabdi Muxumed (KEYF)

C/shakuur Xuuseen Abdi Gacalisadiisa Xafsa C/lahi Ciise

Saciid Xussein Abdi (Macruuf)

Bashiir Xuuseen Abdi (Marya Cadde)

C/wali Xuuseen Abdi

Mukhtaar Xuuseen Abdi (Sataar)

Nimcaale Xuuseen Abdi

Hodan Xuuseen Abdi iyo Seygeeda Maxamed Xaashi

Nimco Xuuseen Abdi

Ayaanle Xuuseen Abdi

REER KHALIIF CIBAAR

Maxamed Khaliif Cibaar

Salaad Khaliif Cibaar , Xaaskiisa Koos OOrfane iyo Caruurtooda.

Faaduma Khaliif Cibaar

………………………………
WAXAA SIDOO KALE HAMBALYO DIRAYA

C/khaddar Xasan daahir

C/Kariin Barqadle Cigale

Mahad Daahir Maxamed

Maxamed Dahir Cibaar iyo xaaskiisa

Iyo dhamaan Asxaabta qaaliga ee kusugan Dalka suudaan

REER XIRSI ABTIDOON

Mire Xirsi Abtidoon iyo Xaaskisa

Ciise Xirsi Abtidoon

Faduma Xirsi Abtidoon Seygeeda Iyo caruurdeeda

Axmed Xirsi Abtidoon iyo Xaaskiisa Naciima Xaaji

Bishaaro Xirsi Abtidoon
…………………………………

DADKAAN OO DHAN OO CAALAM KALA JOOGA WAXA UU MID WALIBA MEESHA UU KAJOOGA HAMBALYO MEHER WACAN U SOO MARINAYA WARLALIS WARBAAHINTA LABADA LAMAANE LAKA QEYSAMIN EE MIDKOOD MIDKALE SIDA HUL IYO DIIRKEEN ISGU AH WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO XAFLADA HEREKOODA LAGU DHIGAY MAGAALADA QAAHIRA EE MASAR WAXA EY DHAMAAN DADKAALI LEEYIHIIN NOQDA KUWA ISKU WARA RABI KALA SIIYO UBAD XALAAL AH, AROOSKIINA HA NOQDO MID DAGDAGA.

AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

SA’EED HUSSEIN ABDI MACRUUF

macruuf09@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.