Home » Tacsi »

Tacsi wadaadadii lagu laayey Gaalkacayo

JAALIYADA SWEDEN EE REER PUNTLAND

Waxaan aad uga xunahay sida waxashnimada ah ee lagula kacay culumada tabliiqa ah ee lagu dilay magaalada galkacayo anga oo ah dadka reer sweden waxaan cambaaraynaynaa falka loo gaystay culimada
waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen culumadaasi.

1: cabdi xakiim ismaciil beeldaaje
2: Dr. Cabdirashiid Axmed ceegaag
3: Dr. yaasiin farax cartan ( oo ah wafti puntlnad ah oo safar u joga wadanka sweden)
4: Ciise cumar ciise (ciisa dheere)
5: Cabdirisaaq shiikh aduunyo
6: Suldaan maxamed gayre
7: Dirir axmed muuse
8: Cabdilahi xaji dayib
9: Yaasiin maxamuud
10: Cabdiqadir cusmaan dalab
11: Maxamed bulxan
12: Cabdixakiim saciid cawaale
13: Cabdirashiid ciid cismaan
14: Cabdi salax ( cabdi dheere)
15: yaasiin gaabow
16: Garaad cabdi mahadi
17: jaamca muuse khaalid
18: Cabdi xaaji (cagma dhige)
19: Ayaanle saleebaan saciid (suxufi)
20: Rashaad axmed saciid
21: Cabdinasir mire adan
22: Cabdi nasir xaji farax
23: Mursal Ismail Ciise

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.