Home » Warar »

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .

Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka

bsmog2009@hotmail.com.

Ama Teleefonada kala ah

002521-652930

002521-5500979

0025215477708

002521-5350000.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen "

  1. waaberi says:

    Haddii ay lacag kaa maqan tahay si toos ah u wac haddii kale waa iska sheeko waxa soo haray

  2. ali hassan says:

    asc
    waxaan ka mid ahay dadkii lacagta oga maqneed albarakaat. markii aan emailka u dirayna emailki waa igu soo nqday oo emailka meeshaas ku qoran mid shaqeynaya maahan, marka arintaas baara fadlan
    wabilaahi towfiiq.