Home » Warar »

Dowladha Jabuuti iyo Turkiga oo kala saxiixdey Heshiisyo Cusub.

Iyadoo Maalmahaan uu Booqasho uu ku marayey Wadamo ka tirsan Geeska Afrika Madaxweynaha Wadanka Turkiga Ragab Dayid Ordogan ayaa inta uusan soo gaarin Magaalada Muqdisho waxaa uu kulamo la yeeshey Madaxweynha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele , waxaana Booqashadaan lagu tilmaamey mid sii Xoojineyso Xiriirka labada Wadan Turkiga iyo Jabuuti
image
Labada Wadan ayaa waxay kala saxiixdeen Heshiisyo hor leh oo Dhaka Caafimaadka Waxbarashada , iyo adeegyada Bulshada iyadoo Labada Madaxweyne ay halkaas ka cadeeyeen in ay si adkeyn doonaan Xiriirka Labada Wadan , waxayna Booqashadaan Madaxweynha Turkiga ay tahay mid ay Turkiga ku dooneyso in ay ku sii balaarisyo Wadamada afrika oo la sheegey in Turkiga uu ku leeyahay 28 Safaaradood

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.