Home » Faallo »

Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS)

Jagooyin  Banaan

International Bank  of Somalia (IBS)

Fully Islamic Bank

islamicbank

Qaybta Qaybta Qaybta Qaybta
Branch Qaybta Information Technology Qaybta Human Resource Qaybta Financial Control
Tellers IT Networking Administration Recruitment Accounting and Finance
Customer Service Database  Administration Personal Reconciliation
Branch Manger Website Maintenance General  Administration Management Information
Central  Operation Receptionist Secretary
Back Office Operation
Trade  Finance

    International Bank Of Somalia (IBS)  oo ah Banki Islaami ah waxaa uu Ogeysiinayaa Bulshada Soomaaliyeed  in ay ka Banaan yihiin Jagooyinka Hoos ku Qoran:

 

Condition

Sharuudaha

1-      Waa inuu Shahaado Jaamacadeed Haysta oo la Xiriira Dhinaca Maamulka Ganacsiga

2-      Ugu yaraan Laba Sanno oo Khibrad ah leeyahay

3-      Ku Fiican yahay Luqadaha English iyo Somaliga

4-      Laba Baasaboor , Sawir iyo Warqadda CV-ga

5-      In lagu Sheego CV-ga Booska Shaqo  ee uu Doonayo

6-      Araaji Qabashada waxay ka Bilaabaneysaa 11/11 /2013  waxay ku Egtahay December 10, 2013

7-      Wixii faahfaahion ah waxaa kala Xiriir kartaa Lagu soo Hagaajiyo  Cinwaanka E-Mail   career@ibsbank.so

Tel +2521865999/ Fax +2525922111

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

7 Jawaabood " Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS) "

  1. mohamed says:

    emailka saxda ah waa sidan walaalaya l career@ibsbank.so

  2. Ugaas says:

    This is an automatically generated Delivery Status Notification.

    Delivery to the following recipients failed.

    career@ibsbank.so….SI KASTA WAA U QORAY WUU II GALI WAAYEY

  3. hassan says:

    waa sax cinwaanku anigaa maalin kaste isticmaala.

  4. mohaidin says:

    Asc cinwaanka waa sida career@ibsbank.so aniga ayaa website kooda booqday

  5. Ahmed tall says:

    ciwaanka shaqada lagudirayo wuu igadiiday wuxuuna ileeyahay
    Technical details of permanent failure:
    DNS Error: Domain name not found
    marka ciladasa ihesato, plz help me.

  6. runtii somalitalk wan ku fa iid nay aniga laftayda waxan kamid ahay mid ka mid ah daganayasha muqdishu una dira wesite yada warar ka wan ku tixanahay somalitalk wana colorfull.

  7. This is an automatically generated Delivery Status Notification. Delivery to the following recipients failed. career@ibsabank.so