Home » Warar »

Magacyada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dr Cabdiweli

Waxaa Habeeenkii xaley ahaa Raiisul Wsaaraha Dowladda Federaalka Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ku dhawaaqey Magacyada  Golaha Wasiiradiisa oo ka kooban yahay 18 Wasiir oo lagu saleeyey 4-5 Waxaana  Afarta beelood  ee kala ah Hawiye, Daarood, Digil iyo Mirifle iyo Dir la siiyey min Afar Wasiir halka Beesha Shanaad la siiyey Laba Wasiir waxaana Wasiiradu ay yihiin kuwa ku  Cusub Siyaasadda oo aan Hore u soo noqon Wasiir marka laga reeeebo laba Wasiir waxaana Shaxda Hoose aad ku arki doontaa sida loo kala qaatey wasiirda mid waliba waxaa ku hor qoran Wasaarada loo dhiibey Beesha Jufada iyo Jilib waana kuwaan

Magaca Wasaaradda Beesha Juffada Jilibka
Hawiye        
Cabdisamad Macalin Maxamuud Amniga iyo Arrimaha Gudaha Hawiye Habargidir Cayr
C/Qaadir Maxamed Axmed Warfaafinta iyo Boostada Isgaarsiinta Hawiye Murusade Sabti
C/Qaadir Maxamed Dhicisow Macdanta iyo Biyaha Hawiye Gaaljecel Abtisame
Cabdulaahi Joodax Barre Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Hawiye Xawaadle Agoon- Cabdalla
Dir        
Axmed Xasan Qaboobe (Ugaas Bile) Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Dir   Gaadsan
Xuseen Carab Ciise Gaashaandhigga Dir Isaaq Cida Galle
Cabdi Casiis Sh Yuusuf Caafimaadka Dir Surre Faqi Muxumed
Maxamed Muxyadiin Shiikh Mursal  Shaqadda iyo Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dir Isaaq Habar Awal
Daarood        
Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Maaliyadda iyo Lacagta Daarood Mareexaan Reer Diini
Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ganacsiga iyo Warshadaha Daarood Ogaadeen Cowl Yahan
Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Dastuurka iyo Dib  u Heshiisiinta Daarood Leel Kase  
Axmed Caydiid Ibraahim Waxbarashada Tacliinta Sare Daarood Dhul Bahante  
Digil iyo Mirifle        
Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahiim Arrimaha Dibadda Raxan Weyn Digil Dabarre
Cabdulaahi Xaaji Xasan Maxamed Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Raxanweyn Mirifle Leysaan
Cabdiraxmaan Sh Ibraahim Maxamed Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Raxanweyn Miridle Eelaay
Aadan Cabdulaahi Aadan Gaadiid Cirka iyo Dhulka  iyo Dekedaha Raxanweyn Mirifle Hadamo
Beesha Shanaad        
Jaylaani Nuur Iikar Howlaha Guud iyo Dib U dhiska Beesha Shanaad Banaadir Shaanshi
Caasho Cismaan Caqiil Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Beesha Shanaad Jareerweyne Shiidle

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail  amiinlhasaaro@hotmail.co.uk

E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.