Home » Warar »

Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Dalka Jabuuti oo Sheegey In Natiijadii Doorashooyinka Dalka Jabuuti Loo Gudbiyey Golaha Sare ee Dastuuriga Dalka Jabuuti

Gudoomiyaha Gudiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka dalka Jabuuti Avv, Cassoowe Idiris Cassoowe oo SomaliTalk u waramayey ayaa ka warbixiyey qaabka ay u dhacdey doorashaddii 08/04/2011 ay u dareereen dadweynaha dalka jabuuti, cida ku guuleysatey natiijadda ugu dambeysa ee tartankii xilka doorashada madaxtinimadda jabuuti, waxa ay kaga duwan tahay doorashadan doorashooyinkii hore uga dhacay dalka jabuuti iyo cidda ugu dambeysa ee go’aanka ka gaareysa, tirada guud ee codeysey iyo inta goobood ee ay ka dhacdey doorasha.

Avv, Cassoowe waxaa uu yiri “ Doorashooyinkii bisha sideedeeda abril 2011, dadka is qorey waxay ahaayeen 164448 ayey ahaayeen, waxaa codeeyey 114681, waxay ka dhigan tahay % 69.74 dadkii qornaa ayaa codeeyey, waxaa la kala heley, Ismaaciil Cumar Geelle 9342 ayaa u codeeyey, waxay tahay % 80.99, Maxamed Warsame Raage wuxuu heley 21211, taasoo ah % 19.01, waxaana laga codeeyey ilaa 400 oo goobood”.

“Doorashooyinkani waxay ahaayeen kuwa ugu wanaagsanaa een doorashooyin aan soo arko oo dalka ka dhacay, taana waa la ila arkey, korjoogayaashuna waxa aan leeyahay ayey sheegayaan, doorashooyin madax bannaan oo xor ah oo si nabad ah, reer jabuuti waa inaad ogaataa dadd siyaasada u soo jeeda oo nabadana jecel, wax buuq ahna ma dhicin, markaasi hambalyo ayaan leeyahay reer jabuuti oo dhan” ayuu yiri isagoo ka hadlaya qaabka ay u dhacdey doorashadan.

Avv. Cassoow isagoo ka hadlaya doorashadan waxa ay kaga duwan tahay doorashooyinkii hore uga dhacay dalka jabuuti ayaa waxaa uu yiri “waayadii hore, golooyinkii doorashooyinka ku shuqul lahaa baan ka mid ahaa, golahaan oo kale ma jirin oo waxay soo hoosgalayeen wasaaradda arrimaha gudaha, iminka golaha aan gudoomiyaha u ahay, wuu ka madax bannaan yahay dowladda, kolkaa waa wannaag u soo biirey jabuuti dimogoraasiyadeeda oo maalinba maalinta ka dambeysa sii buuxsameysa”

Mar aan weydiiyey Gudoomiyaha gudigga doorashooyinka dalka jabuuti Avv. Cassoowe Idiris golahii sharcidejinta dalka jabuuti mala mariyey ayaa wuxuu ku jawaabey “shaley baa loo geeyey sidaan annigu ogahay, iyagu waxay ku shuqul leeyihiin inay soo saaraan natiijadda rasmiga ah, kolkaa waxay haystaan shan cisho si ay u soo saaraan, shaley laga bilaabo, kolkaa waan sugeynaa dee”.

“haddii ay dacwad timaado, isla golaha dastuuriga ah uun baa ka talindoona” ayuu yiri mar aan weydiiyey ma jiraa meel kale oo loogudbindoono?.

Halkan ka dhegeyso waraysiga

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/casoowe_april11.mp3]

Qaar ka mid ah dadweynaha caasimadda jabuuti ku nool oo aan wax ka weydiiney sida ay u arkaan doorashadan, ayaa waxay ka bixiyeen fikrado kala duwan, kuwaasoo isugu jiray taageero, talo soo jeedin iyo codsi ay u soo jeedinayaan Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Mar aan wax ka weydiiney Dadweynahan waxa ay kaga duwan tahay doorashadan kuwii hore uga dhici jirey dalka jabuuti ayaa waxay ka bixiyeen fikrado isku dhow dhow, inkastoo dadka qaar ay si weyn u amaaneen doorashadan.

Dadkii aan wax ka weydiinay waxaa ka mid ahaa Fu’aad Saxardiid, Shurki Cumar Xaashi , Cabdirixiim Cali Mustaf , Siman Nuur Cismaan .. oo fekerkooda ka dhiibtey..

Korjoogashaayii ka socdey Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Ururka Isutaga Islaamka iyo Urur Goboleedka IGAD oo wada jir ah shir-jaraa’id ugu qabtey Hoteel sharitoon ee caasimadda dalka Jabuuti 09/04/2011.
Qoraal lagu faah faahinayo natiijadii doorahada madaxtinimadda dalka jabuuti oo aynu ka helney Urur Goboleedka IGAD, islamrkaana ku qoran luqadda ingiriiska ayaa wuxuu u qornaa sidan, halkaan ka akh-ri.

Halkan ka akhri qoraal kasoo baxay doorashada oo (Faransiis)

JOINT STATEMENT OF INTERNATIONAL OBSERVER MISSIONS OF THE DJIBOUTI PRESIDENTIAL ELECTIONS HELD ON APRIL 08, 2011‏

Dear Colleagues,

For immediate release

In response to the invitation of the authorities of the Republic of Djibouti, their Excellencies, Mr. Abdou Diouf, Secretary General of the OIF (International Organization of the French Speaking World), Mr. Jean Ping, Chairperson of the Commission of the African Union (AU), Mr. Amr Moussa, Secretary General of the League of Arab States (LAS), Professor Ekmeleddin Ihssanoglu, Secretary General of the Organization of Islamic Conference (OIC), and Mr. Mahboub M. Maalim, Executive Secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), sent observers who formed the international observer mission for the Djibouti presidential elections held on April 8, 2011.
The International Election Observer Mission was led respectively, for the African Union, by H.E Mr. Jacques Baudin, a former Foreign Minister of Senegal, for the League of Arab States, by H.E. Ambassador Mahmoud El-Souri, Head of the Division of the Horn of Africa, for the Organization of Islamic Conference, by Ambassador Habib Kaabachi, Director, Political Department, for the Intergovernmental Authority on Development, by Honourable Netsannet Asfaw, Director of the Division Peace and Security and for the Organization of the French Speaking World (Francophonie), by Mr. Saidou Kane, Head of Mission.

The International mission of about forty members, was composed of Ambassadors of Pan-African Parliamentarians, heads of electoral institutions, officials of the League of Arab States, Organization of Islamic Conference and the Intergovernmental Authority on Development and members of civil society

The International Mission arrived in Djibouti staring from April 1, 2011 with a mandate to observe the presidential election on April 8, 2011. The observation focused on the regularity, transparency, fairness and proper conduct of elections in accordance with relevant provisions: for the African Union: the OAU Declaration on Principles Governing Democratic Elections in Africa AHG / Decl. 1 (XXXVIII), the AU guidelines for observation and monitoring of elections; for the League of Arab States: the Resolution of the Ministerial Council of the League of Arab States concerning the observation of elections; for the Organization of the Islamic Conference: the 10 year Action Plan adopted by the Extraordinary Summit of Makkah in December 2005 and the Charter of the Organization of Islamic Conference adopted by the eleventh Islamic Summit in Dakar in 2008; for the Intergovernmental Authority on Development: The agreement establishing IGAD; for the International Organization of the French Speaking world: the Bamako Declaration as well as the Constitution and the laws of Djibouti.

The sending of this mission is part of the commitment by the institutions concerned to support the democratic process in Djibouti.

Upon arrival, the mission met with: the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, the Minister of Justice, the Minister of the Interior and Decentralization, the Governor of Djibouti, the members of the Constitutional Council, the members of the Independent National Electoral Commission, the African and Arab Ambassadors accredited to Djibouti, the Representatives of the UNDP and civil society.

The mission was deployed in Arta, Ali Sabieh, Dikhil, Obock Tadjorah and Djibouti to monitor the elections.

Following its observation, the Observer Mission presented the following findings:
The successful conduct of the election campaign peacefully and calmly;
The opening and closing of polling stations practically as scheduled;
The proper organization of the voting;
The good mastery of the procedures of voting by staff of the polling stations;
The presence of the candidate’s representatives;
The actual presence of the representatives of the National Independent Electoral Commission
The availability of sufficient election equipment and documents;
The visible location of polling stations;
The disciplined behavior of voters
The participation of women and youth in the voting;
The respect of procedures and secret ballot;
The Proper conduct of vote counting operations;
The international Mission makes the following recommendations
Authorization of national observers;
Sensitization of voters by strengthening civic education,
More discreet presence of security forces in the polling stations;
More efficient and timely distribution of voter cards;
The exceptional use of the practice of ordinances
The ban on wearing the signs of propaganda of the parties and candidates on election day;
In view of the foregoing, the international mission found that the election of 8 April 2011 was peaceful, calm, fair, transparent and took place in dignity. It declares that the election was free and democratic.

The International Observer Mission congratulates the people of Djibouti for its maturity and commitment to democracy.

The mission urges Djibouti political actors to exert more effort with a view to consolidating democracy and emphasizing consultation.

The Mission calls on the two (2) candidates for election of April 8 to 2011, to have recourse in cases of dispute, to the legal channels provided for this purpose.

It reaffirms the readiness of member institutions of the Mission to support the people of Djibouti in their legitimate aspirations to democracy and progress.

It expresses its deep appreciation to the authorities and to the people of Djibouti for the hospitality it received and the cooperation which was always demonstrated.

Djibouti April 9, 2011
END

Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti.
fatxumaalik@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.