Home » Warar »

Furitaanka Dhismaha Cusub ee Masjidka A-Ixsaan ee Magaalada St.Paul, MN.

Waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool labada magaalo ee mataanaha ah iyo nawaaxigooda lagu marti qaadayaa xafalada furitaanka ee Masjid Al-Ihsan. Oo ay kasoo qayb gali doonaan Culimo badab oo ka kala socota Masaajida ku yaala Magaalooyinka mataanaha.

Sabti Janaayo 29, 2011 10:00am-7:00pm

Fadlan fiiri Flayer-ka hoose.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.