Home » Announcements »

TACSI: Cabdi Xuseen Caraaye oo ku geeroyoodey Muqdisho

Tacsi Tiiraanyo Leh

1. cismaan Axmed Salad (Amriiko)
2. C/qaadir Maxamed cismaan(cefa)
3. Cilmi Cismaan Boodhari
4,Dr Xasan Maxamuud Maxamed (fanax)
5,Maxamed dhaqane Nuur (gacmo dheere)
6,Maxamed Farah (Duurgube)
7. Faiza Maxamed Xaaji
8.saciid Ibraahim Xuseen (Buuna)
9 Maxamuud Axmed Xasan (xuurshe)
10.Maxamed Xuseen (shiino town)
11, Dr Maxamuud xassan
12,jABRIIL LOO YAQAAN (JABRA)
13.Dr C/qaadir sheekhunaa
Dhamaan  ururka suxufiyiinta ku sugan dalka Uganda gaar ahaan kamapala ee (NUSUJ0 IYO Bahada Saxaafadda guud ahaan waxay tacsi tiiraanyo leh u diriyaasn Maxamed cabdi xuseen caraaye loo yaqaan (FOORNO)  oo aabihii uu ku Geeriyooday G/Banaadir gaar ahaan Degmada Xamar weyne maalinimadii shalay oo taariikhdu ahayd 22/01/2011 waxay dhamaan asxaabtii , eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday marxuum {CABDI XUSEEN CARAAYE} in uu siiyo samir iimaan suuban isagiina janadii fardoowsa Eebbe haka waraabiyo
AAMIIN  AAMIIN AAMIIN
IN AALILAAHI WAA INA ILEEYNAA RAAJICUUNA

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.