Xildhibaanad Faadumo Cabdulaahi Maxamuud “Insaaniya” oo booqasho ku timid gobolka Minnesota ayaa khudbad u jeedisey Soomaalida Minneapolis. Xidlhibaanad Faadumo Insaaniya waxay sheegtay in ay ka mid ah ahayd 7 xildhibaan oo yimid Maraykanka oo la kulmay saraakiil sare iyo xubno ka tirsan labada aqal ee Maraykanka (Senate & House). Khudbadaas ka dhegeyso HALKAN/GUJI…
Xildhibaan ma waxay u tahay qurbo joogta maxaa u diiday in ay qudbad u jeediso dadka ku nool dhulkii hooyo ma sidaan ayaa dowlad lagu noqdaa in qurba joogta loo qudbadeeyo. taa waxay kuu cadeenaysaa in dowlad wax la yiraah aysan ka jirin Soomaaliya.