Home » Warar »

Shirweynhii soomaaliyeed ee ka dhacay maalintii khamiista 27/05-2010 magaalada 2aad ee Denmark Århus.

  • Cultural celebration contra Somali-phobic

HORDHAC

Waxaa caasumadda 2aad ee dalka denmarka kunoo dad soomaaliyeed ( jaaliyad) tiradoodu tahay ilaa 3750 qofood. Dadkaas kala barkood waxay kudhasheen magaaladan ay ku nool yihiin.

ENGLISH VERSION | SOMALI VERSION | SAWIRADA DAAWO

Wayaddaan dambe waxaa jirtay inay dadkan laga tirade badan yahayee soomaaliyed ee kunoo magaaladan Århus ay soo wajahayeen arino meelkaga dhacaya sharaftooda iyo cirdigoodaba:

Arimahaan ayaa waxaa ka mid ahaa in lagu soo ee deeyay dhalinta soomaaliyeed ee kunool magaaladan inay yihiin dhibaato kusoo wajahan bulshada kale ee ay la nool yihiinoo deenish-ka ah.

Waxaa kale oo lagu soo ee deeyey oo been abuur ah inay bulsha soomaalidu tahay mid dhinac socota tan deenish-ka oo ay san ahayn mid dhex socota.

Arimahaan iyo arimo kale oo farabadanba waxaa nasiib daro ku andocooday dad soomaaliyeed isla markaana ku codsaday arimo dhaqaale iyagoo ku andacoonaya inay hagaajinayaan arimanahaan, ka na hortegayaan dhibaatada kaga soo wajahan deenishka dhinaca soomaalida.

Warkan oo dhan ka akhri HALKAN (pdf)

Also English Version Read here (pdf)

Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah


Cultural celebration contra Somali-phobic

On Thursday the 27th of May 2010 the Somali community in Aarhus, the second Capital of Denmark organized a large gathering aiming at community social empowerment and unity. The event was held at the historic national theatre at the centre of Aarhus. This was one of the few occasions ever an ethnic community staged such spectacular cultural festivity.

The community had the following three main objectives:

Introducing Somali culture and sharing the Danish society with the admiration and the respect the Somali community has for Denmark and its great people
Countering the anti-immigrant xenophobic rightwing groups that repeatedly promote the exclusion of the Somali-Danes
Bringing the Somalis together so cooperation and community cohesion prevails

With Allah’s will and support and the tireless effort by various constituencies of the Somali community in Aarhus we achieved all of our aims.

More here…

ENGLISH VERSION | SOMALI VERSION | SAWIRADA DAAWO

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.