Home » Warar »

Xafladii Qalinjabinta Quraanka Kariimka ee Ardayda Abuubakar Sadiiq Minneapolis

Video :  Xafladdii dufcaddii labaad qalinjabinta Quraanka Kariimka, ardayda qalinjabiyey oo tiradoodu tahay 20 arday.

Ardaydaas oo ka qalin habiyey Xarunta Abuubakar As sadiiq ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Ardaydaas oo da’yar xafladdii qalinjabintooda

Ka daawo Video-ga hoose:

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Xafladii Qalinjabinta Quraanka Kariimka ee Ardayda Abuubakar Sadiiq Minneapolis "

  1. muslimah says:

    As-Salaam caleykum waRaxamtullaahi Tacaala waBarakaatuh.

    Jazaakallahu kheiran dhamaantiin, Wallaahi waa arrin lagu farxo runtii, sidaasna ku wada insha Allah.
    waxaanse rejeynayaa in meel kastaba la joogo ay ku dhaqaqaan arrintaan oo kale, waa arrin wanaagsan ee aduun iyo aakheeroba,

    @Mukhtaar, afka Soomaliga ah, waxaa ka sharaf badan in markii hore la barto Al Quran Al Kariim, sidaas ula soco, caruurta aan maanta Soomali joogin, waa qasab in ay bartaan afafkaa meesha ay joogaan, oo ceeb mahan haddi ay af Soomaliga fahmaan oo afafkalena ay bartaan.

    wa Jazaakallaah kheeran.
    wa-Salaam caleykum waRaxamtullaahi Tacaala waBarakaatuh.

  2. CABDI says:

    WOPNDERFUL, MAANSHA ALLAAH. KEEP GOING DEAR BROTHERS AND SISTERS.

  3. mukhtaar says:

    Marka hore waxaan salaanta islaamka hawada u mararinayaa dhamaan umada Islaamka ah gaar ahaan umada Soomaaliyeed السلام عليكم ورحمة الله
    وبركاتة salaan ka dib.

    aad ayaan ugu faraxsanahay ubadkan qaaliga ah ee diintiidii sida wanaagsan ugu dadaalaya iyo macaliminta iyo waalidiinta la dadaalayba.
    waxaan rabay inaan u sheego dhamaan bulshaweynta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba in ubadkeena aan barno diinteena sharafta badan,
    waxaa kaleoo aan raay inaan u dheego umada soomaaliyeed gaarahaan Soomaalida ku nool qurbaha inaad ka daysaan ubadkiina inta ay guryaha joogaan oo aad bartaan afkooda hooyo iyo dhaqankoodaba…
    maanta waxaa nasiib daro ah waalidiin badan oo ubadkooda kula hadlaya afafka wadamada aya joogaan oo aan kula hadlayn af soomaaligii.. ubadkii maxaa cadynaya inay yihiin soomaali waayo afoodii iyo dhaqankoodii waxba kama garanayaan. markaa waalidiina waxaan ku boorin lahaa inaad udabka inata ay idin dhex joogaan aad kula hadashaan afkeena hooyo iyo diinteena sharafta badan aad ubadka ku barbaarisaan bartaana quraanka kariimaka iyo sunaha nabiga NNKH…..umada soomaaliyeedna waxaan illaahay uga barayayaa inuu inaga dulqaado dagaalada cudurkan aan ka bogsan laanahay ee qabiilna uu ilaahay ina siiyo wax ay ku ilaawaan.
    wabillaahi towfiiq…………………………………

  4. masha allah waa wax lagu farxo caruur ka qalin jabisay madarisad ku taalwadan gaalo ah waa wax aad loogu farxo runtii aad baan u habalyeynayaa ardayda wilal iyo hablo baleh ee ka aflaxday abibakar sidiiq waxan sidoo kale hablyeynayaa macalimiinta dugsigaa ee isda xilkasnimada ah ubarbariyey dayarta somaliyeed ee qurbaha ku dhaqan

  5. xamarboy says:

    asc…salan ka dib waxaan halkan ooga hanbalyaynayaa dhaman ardayda ka qalan jabisay ama noqotay arday Xifdisan Qur’anka Kariima…Waxaan leehay masha allaah ilaah ha idinka dhigo kuwo qur’anka ay xifdiyeen fahmo Macaanidiisa kuna camal falo aduun iiyo aakhiro..Dhaman ardayda allaha barakeeyo inta qalin jabisay iyo inta wadadooda hayso jzklq