Home » Announcements »

Tahniyad Aroos: Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo ku aqal galay London

Tahniyad Aroos
 
Aabe Cumar Maxamed
Hooyo Faadumo Cabdulaahi Nuur
Adeer Maxamuud Maxamed
Eedo Caasho Macalin Aadan
Adeer Ibrahim Macalim Mursal
Hooyo Maano cabdiqaadir cal ( .Maano Bunkuweer )
Habar Yar Xaliimo Cabdulahi Nuur
Habar yar Nuurto Cabdulahi Nuur
Habar yar Falxado Cabdulahi Nuur
Habar yar Safiyo Xaaji Jaroon
Duniyo Cumar Baafo
Saciid Cumar Baaffo
Xaliimo Cumar Baaffo
Sahro Cumar Baaffo
Aamino Axmed Baafo
Faadumo Axmed Baafo
Xasan Axmed Baaffo
Yaasir Maxamed Baaffo
Maxamed Axmed Baafo
Biibo Axmed Baaffo
Farxiyo Shuurow Nuur
Luul Shurow Nuur
 
Dhamaan Cumar baaffo, reer maxamuud, reer cali bay, reer shuurow iyo reer sheegow oo kala jooga Keyna Australia london somalia iyo Saudi Arabia waxay hambalyo u dirayaan wariye ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo dhawaan aqal galkooda ka dhacay magaalada london waxeyn leeyihiin ilaahey ha idin kala siiyo wiil iyo caano gabar iyo caano
 
Faadumo Qasim Hilowle
Axmed Naaji Sacad
Maryan Mursal Ciise
C/rasaaq Gaadaco
Fu’aad Cumar Cabdi
Nimco Yaasiin Caraale
Farxiyo Fiska
Nimco Dareen
Cabdi Qaboojiye
Abwaan cabdi shire jaamac
Abwaan Cali Seenyo
Ikraan Caraale
Eng. Axmed Abuubakar
Cawil Daahir Salaad
C/qadir Nadaara
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Abuukar Mahdi
Bushaara Baandhe
Farxaan Maxamed Jicmaale
C/raxmaan Koronto
 
Dhamaan fanaaniinta qaranka soomaaliyeed iyo wariyaayaasha Universal TV waxey hambalyo hawada u marinayaan wariye Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr Cabdulqaadir Sheegow oo dhawaan ku aqal galay magaalada london waxey leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala hela aamiin
 
 
 
Daahir Cabdulle Calasow Gudoomiya isu taga suxufiyiinta soomaaliyee ASOJ
Max’ed Cabdulahi Sidii Gudoomiya qurba joogta suxufiyiinta
Ismaaciil Xaaji Shakeeti
C/sataar Daahir Sebriye
Ayaanle Xuseen Cabdi
Fu’aad Maxamed Cilmi
Saciid Cumar Baaffo
C/wali Ibrahim Garyare
C/fataax Lajeclow
C/raxman Xudeyfi
Cabdulaahi Cabdi Cabdulle
Maxmed salaad GBC
Xuseen Isxaaq Fanax
Shaafici Sheekh Cali Honest
Saadaq Macalin ibrahim
Maxamed C/nuur Mascuud
C/laahi Jaamac
C/laahi Taajirow
Bile Gurxan
Zamzam Sheekh Axmed
Xasan Sade Dhaqane
ibrahim daa’uud seyfudiin
 
Dhamaan wariyaayaasha soomaaliyeed ee ku kala sugan london holland norway kenya sweden somalia waxey hambalyo u dirayaan wariye Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr Cabdulqadir Sheegow oo ku aqal galay londo waxeyn leeyihin noqda kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala ah aamiin…..aamiin….aamiin

 ibraahim da’ud Abdalle
sayfudiin@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Tahniyad Aroos: Ibrahim Cumar Baafe iyo Umulkheyr C/qaadir Sheegow oo ku aqal galay London "

  1. muno cadeey says:

    waxaan u han bal yey nayaa arooska iyo aroosada waxaan lee nahay wiil iyo caano gabar iyo caano