Home » html »

HTML

Casharada HTML oo ku qoran AfSoomaali waxaad ka akhrisan kartaa Website AqoonKaal.com. Waa casharo soo koobaya asaaska barnaamijka HTML oo ah farsamada lagu dhiso websiteyada. 

HTML waa asaaska hore ee cilmiga lagu agaasimo qaabka ay ku soo bixi doonaan websiteyadu. Inkasta oo farsamada dhismaha websiteku ay hore u martay haddana, asaaskii HTML waa meeshiisii, oo halkaas ayaa lagu salaynayaa dhismaha websiteka.

Akhri: http://aqoonkaal.com/

AQOONKAAL.COM

http://aqoonkaal.com/

http://www.aqoonkaal.com/

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " HTML "

  1. ahmed adan says:

    mee programs kii technology yada ahaa
    gaar ahaana htm