Home » Warar

Muqdisho: $500 doolar oo Lagu Afuriyey 70 qoys oo u badan Naafo

Sep 4, 2009
JALAIYADA GEBDHAha SOMALIYEED OO MANTEY AFURIYEY DAD NAAFO SOMAIYED. Jimco 4 September 2009  Sawirada Halkan ka daawo… GUJI Gabadhaha Soomaaliyed oo ku nool Danmark iyo Canada ayaa maantey (Jimce) waxay afursiyeen dad naafo Somaliyeed, kuwaas oo loo qeeybiyey lacag kash ah oo ay ku afuraan dadkaas. Gebdhahan somaliyeed kunool wadamo kala duwan ayaa waxaay soo gaarsiieen dadka naafa deeq lacageed... 
Halkudheg:

Maxaa kala soctaa xaalada nololeed ee Qoxootiga soomaaliyeed ee wadanka Malta

Sep 3, 2009
Jaziirada maalta waxaa ku nool muhaajiriin soomaaliyeed oo fara badan oo gaarayay ilaa sanadii 2003.waxaa sanadkaan 2009 ka dhacayay dhacdooyin iyo isbedelo waaweyn oo quseeyay nolosha dadka muhaajiriinta kale duwan haba ugu badnaadaane kuwa madow. waxa aynu wareysi la yeelanay mudane caadil maxamed axmed oo ka mid ah shaqaalaha xafiiska gudiga qaxootiga ee dalka malta kaasoo hoos yimaada wasaarada... 
Halkudheg: ,

Sidee u shaqeeyaa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan

Sep 3, 2009
Intii aan ku sugnaa dalka Suudaan waxaana kullan la yeeshay madaxa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan Aadan Sheekh Xasan (Aadan Azhar), waxaana wax ka weydiiyey xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan, waxa uuna ii sheegay in Jimciyaddaan ay ka diiwaangashan yihiin suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan, isagoo sheegay in ay la socdaan xaaladdooda isla markaana... 

Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar

Sep 3, 2009
Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar ay qaban qaabisey Hayadda OSPAD Wareysi aan la yeeshey Haweeneydaas Haweeney qabtey Cudurka AIDS-ka ayaa markii ugu horeysey Muqdisho ka soo qaybgashey siminaar ay soo qabanqaabisey Hayadda OSPAD oo inta badan isku howsha siminaarada looga hadlo Khatarta Cudurka AIDS-ka waxaana qaybgalayaasha ku noqotey mid la yaab... 

Ganacsade Axmed Xirsi “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…”

Sep 2, 2009
Ganacsade Axmed Xirsi Enbeeye “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…” Waraysi Muhiim ah Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu Jecelnahayoow meel kasta oo aad joogtaan, waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa wareysi aanu la yeelaney Axmed Xirsi Enbeeye oo ka mid ah Ganacsatada Xoolaha nool ee Soomaaliya, islamarkaana ah... 

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Sep 1, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →

Gudoomiyiha Gobolka Hiiraan oo sheegay inay ka baxeen DFK

Aug 31, 2009
Shir Jaraa’id oo maanta qabtay Gudoomiya Gobolka Hiiraan V/raxmmaan Macow ayaa sheegay inay ka baxeen Dowlada Fadaraalka, sidoo kale wuxuu sheegay wuxuu ogaysiiyey ururada diimeedka inaysan dhinacna ka tir sanayn kooxa ku loolamaya Soomaaliya, hadalkiinsa waxaa ka mid ah” Waxaan rabaa inaan ogaysiino Umadda Soomaaliyeed, “Ururada Diinta iyo Caalamkaba, laga bilaabo maanta inaanan... 

Dowladda Federaalka oo Difaacday Soogalida Ciidamada Itoobiya ee Hiiraan

Aug 31, 2009
Dowladda Federaalka oo soo Dhaweysey soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Hiiraan Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ah Raiisul Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ayaa si weyn u difaacay ama soo dhaweeyey talaabaddii ay Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. C/raxmaan Ibbi ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka la socoto... 
Halkudheg: ,

Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay deeq soo gaartay

Aug 31, 2009
Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay Deeq Afur ah oo ay soo direen gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska. Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah Axmed Sheekh Cabdi (Jaah weyn) ayaa si weyn ugu mahadceliyay Deeq afur ahayd oo loogu talogalay dadka Barakacayaasha ah ee u barakacay Degmada... 
Halkudheg: ,

Xisbiga Hanoolaato oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Hiiraan

Aug 31, 2009
Xisbiga HANOOLAATO oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Ethiopia ee Gobolka Hiiraan Xisbiga HANOOLAATO ayaa war murtiyeed kulul ka soo saaray qabsashada Ethiopia ee gobolka Hiiraan. War murtiyeedkaas oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Ganacsiga ee Xisbiga Mudane Maxamed Cali Bilaal waxa uu u qornaa sidatan: “Waxa nasiib darro ah u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed in maanta Ethiopia qabsato gobolkii... 
Halkudheg:

kulan balaaran oo ay isugu yimdeen qaar ka tirsan saraakiisha Booliiska

Aug 29, 2009
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen kuna kala warqaateenn saraakiisha ciidanka Booliiska ka Dowlada Fadaraalka KMG ayaa manta ka dhacay dugsiga sare ee booliiska Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Kulankaan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 150 sarkaal oo Booliis ah ayaa waxaa looga arinsanayey qaabka loo sugi lahaa amaanka goobaha ay dowladu maamusho iyo qorshayaal kale oo horyaal ciidamada Booliiska Shirka... 
Halkudheg: , ,

C/raxmaan Axmed waa ilmo caawin u baahan

Aug 29, 2009
Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah lana dhibaataysan cudur haya muddo sanad iyo bar kabadan, Wiilka yar isagoo jira sanad iyo bar ayaa waxaa ku dhacay shuban, kadibna jirro xagga indhaha ah ayaa ku dhacday. Wiilka waalidkiis waxay geeyeen isbitaalada waaweyn ee magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka... 

Xaflad Qaran oo lagu maamusayay xiritaankii Somali Week London

Aug 29, 2009
London 26.08.2009. Waxaa Waqooyiga magaalada London lagu qabtey munaasab weyn oo lagu maamusayay xiritaanka tartanka Somali Week London 2009 oo ay ka soo qayb galeen dad magac iyo maamuus ku leh bulshada Soomaaliyeed, kuwaasoo kale ahaa fanaaniintii Qaranka Soomaaliya ee Waabari, ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya, maamulayaashii Isboortiga , Siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo jaaliyada Sports Soomaaliyeed... 

Baaq Tahniyadeed iyo Taageero ku aadan Hishiiska PL iyo DFK

Aug 29, 2009
BAAQ TAHNIYADEED IYO TAAGEERO KU AADAN HESHIISKA DAWLADA FADERAALKA KU-MEEL-GAARKA AH EE SOOMAALIYA IYO DAWLADA PUNTLAND Asalaamucalaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Salaantaas islaamka ee kor ku qoran ka dib, annaga oo isugu jirna Guddiyada, Aqoonyahanka, Wax-garadka iyo qaybaha ka duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed ee ku nool carriga Britain, kuna hadlayna magaca Jaalliyadda Reer Puntland... 
Halkudheg:

Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga

Aug 28, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   28 August 2009.   Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah. Ciyaartooy Itoobiyaan ah oo baxsaday kadibna qaxootinimo  codsaday. Jaaliyada Ogadenya ee magaalada Ottowa oo shir balaadhan isugu timid. Dood iyo Falanqayn ku saabsan   Horumarinta... 
Halkudheg:

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Aug 27, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →

Dakadda Muqdisho oo dayactir laga bilaabay

Aug 27, 2009
Shirkad lagu magacaabo Alpha Logistics oo Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho ka bilowday dayactirkii ugu ballaarnaa tan iyo markii Dekedda dib loo furay Sawiroo kaloo dheeraad ah daawo Olole ballaaran oo lagu dayactirayo Dekedda Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka furmay halka ay Maraakiibtu ku soo xirato ee marsooyinka Dekeddaasi, waxaana mashruucaan oo ay waddo Shirkad lagu magacaabo Alpha... 
Halkudheg: , ,

Sheekh Shariif oo Qadar Gaaray iyo Qadar oo dhexdhexaadin wada

Aug 27, 2009
Madaxwaynaha DFKM Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa ku gaaray booqasho rasmi ah Wadanka Qadar, isagoo kasoo duulay Magaalada Nayroobi , booqashadaas oo qaadan doonta dhowr maalmood ayaa Shariif ku mari doonaa dhowr wadan oo Khaliijka iyo carabta isugu jira, wadamadaasna ay ugu horayso Imaaraadka Carabta, Saldana Cumaan iyo Liibiya, sida ay sheegayaan warar laga helayo dhinaca Soomaalida. Sida ay sheegtay... 

Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle

Aug 27, 2009
Mac-hadka diiniga ee Buurtinle waxaa la furay 1998kii, xarunta mac-hadkana waxaa dhisay Bankiga Islaamiga, kharshkiisana waxaa wada bixin jirtay hay’adda Al-Muntadaa Al-islaami; sidaa darteed waxbarshada mac-hadku waxay ahayd lacag la’aan muddada dheer ee uu furnaa. Sawiro kale oo dheeraad ah daawo Mac-hadka oo isugu jira qeyb dugsi dhexe ah iyo qeyb dugsi sare ah waxaa lagu bartaa shareecada islaamka,... 
Halkudheg: , ,

Dhibaato naxdin leh oo haysta wiil Soomaaliyeed oo badbaado u baahan

Aug 26, 2009
Buuhoodle (Radiolaascaanood)—-Jaamac waa 23 jir ka soo jeeda qoys raacato ah oo degga baadiyaha u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laascaanood Jaamac waxaa Bakteria kaga beerantay lugta midigta taas oo ku fidaysay jidhkiisa mudo hada gaadha shan sano. Sawiro dheeraad ah halkan ka daawo (Digniin: dumarka uurka leh iyo dadka aan xamili karin sawirada naxdinta leh fadlan ha furin) Jaamac waxa uu kasoo... 
Halkudheg:

Midkamida Faransiiskii la afduubay oo Madaxtooyada jooga

Aug 26, 2009
MUQDISHO, Soomaaliya Ninkii faransiiska ee katirsanaa ciidama amniga ee Faransiiska ee Ciidamada Dowladda kasoo horjeeda afduubeen bishii lasoo dhaafay ayaa xoroobay Arbacadii, waxaana lagu ilaalinayaa xarunta Madaxtoodaya, sidaa waxaa yiri qof dowlada ka tirsan. Waxaa kasoo baxaya warar is khilaafsan inuu ninkan baxsaday ama lasiidaayey ama uu dilay sadex kamida kuwii qabsaday. Xaalada ninkii kale... 

Warqad ku socota Xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed (No. 17)

Aug 25, 2009
Nayroobi, 25 Agoosto 2009 As-Salaama Alaikum Saaxiibayaal, 1. Bisha Ramadaan ee Barakeysani waa bishii la soo dejiyey Qur’aanka Kariimka ah. Ramaadaanku waa waqtigii Nabadda iyo Iscafinta. Waa waqtigii aan dib u cusbooneysiin lahayn ama dib u adkeyn lahayn Ruuxeena, Caqiidadeena iyo xiriirka aan la leenahay Allihii na abuurtay iyo xiriirka aan la leenahay Walaalaha kale ee Muslimiinta ah ha... 

Liiska Magacyada Golaha Deegaanka Gobolka Mudug

Aug 24, 2009
Golahahaan ayaan waxaa la dhaariyey Arbacadii la soo dhaafay Aug 23 waxayna ka Koobnaayeen 31 Xubnood ku waas 5 ka mida ay ahaayeen Dumar halka tirada ragguna ay tahay 27 Dumarkaan ayaa 2 kamida waxaa soo xulay beelaha qaarkood oo ay Xubnahu ka imaan lahaayeen halka 3 kamidana Gudiga Farsamadu ay ku dareen. Golahaan ayaa ah Mid iskugu jira Saraakiil Ganacsato iyo Nabadoono Culumo Aw diin Waxaadna... 
Halkudheg:

Qodobadii ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland..

Aug 24, 2009
15 Qodob oo ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland.. Wadahadal magaalada Galkacyo uga socdey DFKMG iyo DGPL ayaa waxaa lagu gaarey heshiis ka kooban 15 qodob. Heshiiskaas waxaa dhanka DFKMG u saxiixay ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, dhanka Puntland waxaa u saxiixay madaxweynaha DGPL dr. C/raxmaan Maxamed Faroole. waxaana heshiisku u qornaa sidan: 1- Labada dhinac waxay... 
Halkudheg: ,

Gudiga Taakulaynta dadka dhibaataysan oo sheegay Meelaha lacagta loogu soo aadinayo

Aug 23, 2009
Gudida Taakulayta Dadka Tabalaaysan Oo Soo Bandhigay Goobaha Ay Doonayaan In Lacagta Loogu Soo Hagaajiyo Gidida taakulaynta dadka tabaalaysan oo dhowaan kasoo dhex baxay dhinacyada bulshada ee ku sugan magaalada muqdisho ,ayaa qaylo dhaan ugu baaqay dadka deeqaha bixiya ee gudaha dibada kala jooga iyagoo shaaca ka qaaday inay doonayaan in dadka dhibaataysa ee ku nool duleedka caasimada iyo gudahaba... 
Halkudheg: ,