Home » Qoraallada Halkudhegga "qalinjabin"

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisey Jaamacad ku taala dalka Malaysia.

May 21, 2012
Sanadkan 2012  waxaa Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia ee loo soo gaabiyo UTM   ka qalin jabiyay tiro arday  Soomaali ah oo dhameestay  bachelor degree iyo Master degree. Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisey Jaamacadda Universiti Teknologi Malaysia (UTM) ayaa nasiib u yeeshay in ay ka mid noqdaan boqolaalka arday ee dalalka kala duwan ee dunida ka yimid ee sanadkan 2012 dhameesta... 
Halkudheg:

SONO oo Xaflad qalinjin ah ugu qabtay arday Soomaayeed Magalada Karachi

Mar 15, 2010
 Karachi, Pakistan: Xaflad qalin jabin ah oo ay soo agaasimeen  Ururka waddaniga  Soomaaliyeed ee Somali Nationalists Organization (SONO) ayaa loogu qabtay magalada karachi ee dalka Pakistan,Ardey Soomaaliyeed isagu jira Wiilal iyo Gabdho kuwaa oo dhammaystay waxbarshadooda heerka jaamacadeed. Halkan ka daawo sawirada qalinjebinta Xafladaan qalin jabinta ah ee uu soo qaban qaabiyay Ururka Waddaniga... 
Halkudheg: ,

Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle

Aug 27, 2009
Mac-hadka diiniga ee Buurtinle waxaa la furay 1998kii, xarunta mac-hadkana waxaa dhisay Bankiga Islaamiga, kharshkiisana waxaa wada bixin jirtay hay’adda Al-Muntadaa Al-islaami; sidaa darteed waxbarshada mac-hadku waxay ahayd lacag la’aan muddada dheer ee uu furnaa. Sawiro kale oo dheeraad ah daawo Mac-hadka oo isugu jira qeyb dugsi dhexe ah iyo qeyb dugsi sare ah waxaa lagu bartaa shareecada islaamka,... 
Halkudheg: , ,

Dugsiga Abubakar oo soo bandhigay waxqabad soo Jiitay reer Minnesota

Aug 19, 2009
Minnesota:-Cajaladddii ay soo saareen Macalimiinta Abuubakar oo safaf dheer ka dib loogu Deeqay Macalimiinta iyo Ardayda iyo Waalidiinta Soomaliyeed ee ku sugan dunida Daafaheeda, inay ka daawadaan Somalitalk. Cajalada oo ahayd mid aad u xiisa badnayd ahaydna mid Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo bandhigeen Macalimiin Soomaliyeed oo wax ku bara dhalinta Da’dayarta Masjidka Abuubakar Al Sadiiq oo... 

Xaflad Qalin Jabin oo ka dhacday Masjidka Abuubakar

Aug 17, 2009
Galabnimadii Axadda Augost 16 ayaa waxaa xaflad balaaran lagu qabtay Masjidka Abuubakar Sadiiq taas oo loo qabtay dayarta Qurbaha ku dhalatay ku waas oo Qur’aanka Kariimkaa Xiftiyey oo dhameeyey 14 dhalinyaraa ayaa la Gudoonsiiyey Shahaadooyin waa mar kii ugu horaysya oo indhaha dad ka America dagan ay qabtaan ilmo wadankaan ku dhashay ama ku barbaaray oo Qur’aanka xiftiyey ayaga oo Qashuuc... 
Halkudheg: , ,

Jaamacada Kismaayo, Tiirka Ilbaxnimada (Warbixin)

Aug 16, 2009
Halbeega heerka ilbaxnimada ummad kasta oo degen meel aduunka ka mid ah waa illaa heerka ay ka gaaraan aqoonta, halka ugu saraysa ee aqoontuna waa jaamacadaha. Jaamacadu waa riyada ugu weyn ee uu lahaa in uu gaaro qof kasta oo aduunkani cagaha soo dhiga 5tii boqol ee sanno ee ugu dambeeysey, ummada Soomaaliyeed dhexdeeda Jaamacadu wali waxay ka tahay heer dadka gaaraa ay dhif iyo naadir yihiin, Soomaalidu... 
Halkudheg: , ,

Australia Ardayda Soomaaliyeed Malaysiya wax haku barteen

Aug 10, 2009
Dawlada Australia Oo Tixgelin Siisay Qorshe Uu U Bandhigay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Indonesia. Sida aan ka soo xigtay jariirad la yiraahdo The Age, taasoo ka soo baxda dalka Australia ayaa waxa ay war bixin ka qortay kulan muhiin ah oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia Md. Maxamuud Colow Barrow iyo mas’uul sare oo ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee dalkaasi Australia... 
Halkudheg: ,

Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Kuwait

Aug 10, 2009
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Taariikhda Jaaliyadda somaaliyed ee kunool dalka Kuwait Sawiro kale oo dheeraada daawo Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qabadeedana ay lahaayeen Safaaradda soomaaliddu ku leedahay dalak Kuwait oo ugu horeeyo Danjire : Abdulkadir Amiin shekh iyo lataliya yaashiisa kala ah Abdulkadir sufi Mohamed (muriidigolf) lataliyaha Arrimaha Siyaasadda... 
Halkudheg: , , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...