Home » Qoraallada Halkudhegga "gaalkacayo"

Mamulka Gal Mudug oo Sheegey in ay Xoog ku soo Furan doonaan Haweeney Mareykan ah iyo Nin u Dhashey Denmark

Nov 17, 2011
Wasiir Ku Xigeenka arrimaha Gudaha iyo amniga ee Mamaamul Goboleedka Gal Mudug Axmed Maxamed Baasto ayaa ka hadlay qorshaha maamulkiisa ee ku aadan afduubkii dhawaan lagu sameeyey shaqaale Ajaaniib ah oo ka dhacay Koofurta Galkacyo. Baatso aya sheegey in marnaba uusan maamulkiisu ka waaban doonin sidii dib xuriyadooda ugu soo celin lahaa shaqalihii ka tirsanaa Hay’adda DDGda kuwasoo sida la sheegey... 
Halkudheg:

Liiska Magacyada Golaha Deegaanka Gobolka Mudug

Aug 24, 2009
Golahahaan ayaan waxaa la dhaariyey Arbacadii la soo dhaafay Aug 23 waxayna ka Koobnaayeen 31 Xubnood ku waas 5 ka mida ay ahaayeen Dumar halka tirada ragguna ay tahay 27 Dumarkaan ayaa 2 kamida waxaa soo xulay beelaha qaarkood oo ay Xubnahu ka imaan lahaayeen halka 3 kamidana Gudiga Farsamadu ay ku dareen. Golahaan ayaa ah Mid iskugu jira Saraakiil Ganacsato iyo Nabadoono Culumo Aw diin Waxaadna... 
Halkudheg:

Reer Galkacayo iyo Sharciga Yaa u Garnaqi Doona | Aw-Osman

Aug 13, 2009
Dhacdoonyinka mudoonyinkii ugu danbeeyay ka dhacay Magaalada Gaalkacayo waa mid dadka inta samaha jecel ku noqotay fajaciso iyo dhabana hays, waa arin u baahan in maamulka Puntland iyo Shacabkuba ku eegaaan ilgaar ah, waa dhacdooyin taxane ahaa taas oo lagu gumaadayay indheer garadka, cuqaasha iyo siyaasiyiinta, waa arinta aan hore loogu arag dhaqanka reer Puntland, ahayna mid aysan dadka deegaamadaasi... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...