Home » Qoraallada Halkudhegga "itoobiyaan"

Madaxweynaha Shiikh Shariif oo sheegey in uu soo Dhaweynayo Ciidamada Itoobiya ee Dagaalka kula jira Xarakada Alshabaab

Jun 24, 2012
Xiligii Maxaakiimta: Taangi Itoobiya Marnaba Dalkaan laguma qabsan Doono . Madaxweynaha DFKMG Shariif oo ka mid ahaa saxiixayaashii roadmapka oo shir kaga qayb galay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Sabtidii waxa uu ka hadlay xiriirka Somaliya iyo Itoobiya. Sh. Shariif ayaa Xukuumadda Itoobiya Xiriirka kala dhaxeeya dawladda ku meel gaarka Soomaaliya ku sheegay inuu yahay mid aad u wanaagsan isla... 
Halkudheg: ,

Warar ku saabsan Ciidamadii Itoobiyaanka ee ku Sugnaa Magaalada Ceel Buur oo halkaa isaga baxay

Jun 10, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceel Buur ee Gobolka gal gaduud ayaa sheegaya in Askartii Itoobiyaanka ee ku sugnaa magaaladaas ay faaruqiyeen. Ciidamadan oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa la sheegey in xiligan ay ku wajahan yihiin Degmada Guri Ceel ee isla Gobolkaas waxaana la sheegey in ay la socdaan Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna . Ka bixitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee Magaalada Ceel Buur... 
Halkudheg:

Magaalada Ceel Buur oo Markii ugu Horeysey Taariikhda oo Gacanta u gashey Ciidamo Itoobiyaan ka dib markii ay halkaa ka Baxeen…

Mar 26, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Galabnimadii Isniinta qabsadeen Magaaladaas oo ahayd mid ka mid ah Fariisamihii ugu weynaa ee Xarakadda Alshabaab waxaana warka intaa uu ku darayaan In Magaaladaas uusan ka dhicin Wax Dagaal ah. Ciidamadii Alshabaab ee ku sugnaa Magaalada Ceel Buur ayaa iyana la sheegey in ku sugan yihiin... 
Halkudheg: ,

Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Magaaladda Beled weyne oo dad Rayid oo ay ku jiraan Ardey ku laayey Magaaladaas

Feb 1, 2012
Magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaa ku sugan ay Maanta Feb 1, 2012 Siddeed Ruux ku Dileen Xaafadda Nuur Xawaad ee Magaalada Beled Weeyne. Mashaqadan xasuuq ah ayaa timi ka gadaal markii Kolonyo Baabuur ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiyaanka lagu Weeraray Bambooyinka gacanta laga Tuuro iyo Miino Dhulka loogu Aasay.... 
Halkudheg: ,

Dowladda Federaalka oo Difaacday Soogalida Ciidamada Itoobiya ee Hiiraan

Aug 31, 2009
Dowladda Federaalka oo soo Dhaweysey soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Hiiraan Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ah Raiisul Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ayaa si weyn u difaacay ama soo dhaweeyey talaabaddii ay Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. C/raxmaan Ibbi ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka la socoto... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...