Home » Archive Qoraaga
Gabay: Nabada taageera|Mubashir Sheekh
Nin baa layidhi hebelow goormaad seexataa? markaan geela shubayo ayuu ku jawaabay. Sidii oo kale hogaanka Soomaaliyeed kama xishoodaan beenta, wuxuu ku suganyahayba adigoo og buu misane yiraahdaa (wadankii gacanta ayaan kuwada haynaa, dadku 99% anaga ayay na taageersanyihiin iyo dalkii waan xoraynay ee wax yar baa laaban)
Haddaba gabaygan Alle bariga ah waxaan si guud Soomaaliweyn si gaar ah umada...
Dagaal ooge soow dad malaha?|Ahmed Haadi
Dagaal ooge soow dad malaha?
Waxaa shacabka soomaaliyeed la gudboon inay is weydiiyaan, ragga dagaal oogayaasha ah ee bulshada u horseedaya dagaalka iyo dhibaataynta joogtada ah halka ay jiraan xaasaskoodu, iyo carruurtooda. Weli miyaad aragtay dagaal ooge dhaqtarka ugu yimid xaaskiisii ama cunugiisii oo dhaawac ah ama dhintay, iyagoo la qaxaya carruurtoodii iyo xaasaskoodiiba, amaba iyagoo u shaqo...
Ramadaanku waa fursada Cumriga|Q-4aad
Bishan Ramadaan waa Bil mudan inuu weyneeyo ruux walba oo Muslim ah kuna farxaa inuu ku gaaray Nolol iyo Caafimaad waayo waxaa jira dad badan oo soomay sanadkii tagay maantana ka mid ah ahlu qubuurka oo sugaya in lagula xisaabtamo maalinta Qiyaame wixii ay hor marsadeen, ama waxaa jira kuwo bukaan ah oo nool weli laakiin aan awoodin in ay Soomaan, sidaa darteed markaana waa inuu u istaagaa ka faa’iideysiga...
C/raxmaan Axmed waa ilmo caawin u baahan
Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan
Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah lana dhibaataysan cudur haya muddo sanad iyo bar kabadan, Wiilka yar isagoo jira sanad iyo bar ayaa waxaa ku dhacay shuban, kadibna jirro xagga indhaha ah ayaa ku dhacday.
Wiilka waalidkiis waxay geeyeen isbitaalada waaweyn ee magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka...
Xaflad Qaran oo lagu maamusayay xiritaankii Somali Week London
London 26.08.2009. Waxaa Waqooyiga magaalada London lagu qabtey munaasab weyn oo lagu maamusayay xiritaanka tartanka Somali Week London 2009 oo ay ka soo qayb galeen dad magac iyo maamuus ku leh bulshada Soomaaliyeed, kuwaasoo kale ahaa fanaaniintii Qaranka Soomaaliya ee Waabari, ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya, maamulayaashii Isboortiga , Siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo jaaliyada Sports Soomaaliyeed...
Ha ku ciyaarina caruurtiina!|Rooxaan
Waxaan ku bilaabaynaa magaca Allah salaana korkiisa ha ahaato rasuulkiisa
Kadim markii aan u fiirsaday sida ay somali badan ula dhaqmaan caruutooda iyo sida ay u koriyaanba waxaa ii soo baxaday waxaalo badan oo dhibaatooyin ah oo umadeena ka haysata xaga dhaqanka. Umadeena intabadan waxay asal ahaan kasoo jeedaan dhulka naxariista daran baadiyaha ah, dhaqanaka ad adayga ku dhisan ee reer badiyaha ayaa...
Sabool Hodan ah!|Urursan
Waxaa Dadka Aadamiga ah lagu masaalaa sidii Macdanta oo kale. Magaca Macdan waa mid guud oo u dhaxeeya macaadinta kala geddisan oo dhan,sida: Birta, Maarta, Dahabka iyo kuwa kale. Laakinse waa ay kala tayo sarreeyaan,kala qaalisan yihiin, kalana wax-tar badan yihiin.
Macdanaha qaarkood waxaa lagu helaa si dhif iyo naadir ah,kuwana si fudud ayaa lagu heli karaa,meel kastaana waa lagu arki karaa.
...
RAQBA WAA KU RAGGEED|Maxamud
Wallee ama rafiiqdoo sidii raxan walaalowde
Ama idin rash tiri bawdadaan laga rukuucaynin
Rufucii tol kala gala haddii layska wada raadsho
Haddaydaan sidii yacay ruqsamin dhagaxa ii raabi
Raqba waa ku raggeed oo meeshan raq baa taal, laakiin raqdan halkan taal raggeedii lama hayoo lama hayo, soomaalidu waxay ku maah maahdaa waxaadan hurayn habaar laguma darsado, somaaliya nasiib darrada ku habsatay...
Baaq Tahniyadeed iyo Taageero ku aadan Hishiiska PL iyo DFK
BAAQ TAHNIYADEED IYO TAAGEERO KU AADAN HESHIISKA DAWLADA FADERAALKA KU-MEEL-GAARKA AH EE SOOMAALIYA IYO DAWLADA PUNTLAND
Asalaamucalaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu
Salaantaas islaamka ee kor ku qoran ka dib, annaga oo isugu jirna Guddiyada, Aqoonyahanka, Wax-garadka iyo qaybaha ka duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed ee ku nool carriga Britain, kuna hadlayna magaca Jaalliyadda Reer Puntland...
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Siyaasi Reer Puntland oo Beelo Gobolka Bari ku Diriray Ugu Baaqay Nabad
Waxa mudooyinkan Aloosnaa Dagaal xidhiidh ah oo ka dhacayay Gobolka Bari dagaaladaasi ayaa salka ku haya inta badan dhul daaqsimeed iyo Ceelasha Biyaha, Maamulka Puntland ayaa wada abaabul xoogan oo ay arinkaasi ku dhex galayaan, hase ahaatee ilaa haatan wali waxa laysugu Jiraa Kuurka.
Dagaalkii Ugu danbeeyay ayaa ka dhacay Deegaanka...
Burburkii Qaran ilaa Qoys Q- 4aad|Mingiste
Maxaa Burburay ? Aug.2009
(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah)
Ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:-
Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil...
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|Galoose
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.? (Qaybta 2aad)
Innagoo sii tixraacayna qormadan qaybteedii hore ee aynu kaga hadalnay Hannaanka Isboorti ee Adduunka ka jira, Burburkii xidhiidhka Soomaaliya, Taariikhdii Kooxda Darwiish iyo Qaabkii ay u kala jajabtey.
Muddo shan sananood ah markuu xaalku sidaas ahaa ayaa waxaa sanadkii...
Qoysas Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Galbeedka oo u Guuray Malaysia | Xasan Cade
Qoysas Badan oo Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Dalalka reer Galbeedka Oo Si’aad ah Ugu Soo Qulqulaya Dalka Malaysia, Sababtu maxay tahay?
Waxaa dhawanaahan dalka Malaysia soo gaaray qoysas badan oo ka yimid dalalka ka tirsan qaaraada yurub iyo waqooyiga Amerika kuwasoo u soo guuray dalkan Malaysia, waxaana si aad ah loogu arkayaa xaafadaha ay soomalidu ka degan tahay caasimada Dalka Malaysia ee...
Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Bisha Ramadaan | Albanna
Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Bisha Ramadaan
Qore: Abdilqani Haji-Ali (Albanna)
Hargeysa
Ilaahay waxa uu abuuray khalqiga markaasuu ka doortay Nebiyada (Nabdgalyo iyo naxariisi korkooda ha ahaatee) waxaanu ka sii doortay shanta ugu samirka badan waa Nuux, Ibraahim, Ciise, Muuse, iyo Muxamed(dhamaantoodba Naxariisi korkooda ha ahaatee), waxa aha Ilaaahay agtiisa 12 bilood waxaa ku jira 4 xurmo leh,...
Qaska Khawaarijtu : Aljihaad ama Aljibaax waa kee? | Deeq
Qaska Khawaarijtu : Aljihaad ama Aljibaax waa kee?
Kalimadda Jihaad waa kalimo Islaamka qiimo badan ugu fadhida, wuxuu islaamku ka leeyahey jihaadku ujeeddooyin waaweyn, tiirar uu ku taagan yahey ayaa jirta iyo anshax u gaar ah jiaadka iyo dadka wada, qof kasta oo mujaahid sheegtana ma ahan mujaahid, sida qof kasta oo darajo uusan gaarin sheegta uusan uusan uga tageynin xaqiiqda waxa uu yahey si...
Ethiopia Backs Somaliland President Dahir Riyale Kahin | Dalmar
The recent visit of the Ethiopian delegation to Hargeisa, Somaliland capital, may be disguised as a routine diplomatic tour to strengthen the relationship between Somaliland and Ethiopia, but the rosy pictures painted by Hargeisa could be misleading. In fact the visit could be a prelude to a devastating political storm gathering momentum in Somaliland.
We are now learning that the Ethiopian delegation...
Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga
Barnaamijkii Radio Xoriyo
28 August 2009.
Dagaal adag oo gacmaha la isula tagay oo ka dhacay Tuulada Bula-Dari ee gobolka Jigjiga
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah.
Ciyaartooy Itoobiyaan ah oo baxsaday kadibna qaxootinimo codsaday.
Jaaliyada Ogadenya ee magaalada Ottowa oo shir balaadhan isugu timid.
Dood iyo Falanqayn ku saabsan Horumarinta...
Somaliland: Don’t throw out the baby with the bathwater | Abdullahi Dool
The English wisdom (Don’t throw out the baby with the bathwater) teaches us what is important in life; what to treasure and what to throw away. Our people in Somaliland are travelling through trying times which are testing the character of our people. I have no doubt which way they will go. There is no doubt they will pull through. However, our collective advice is to tread carefully and not allow...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Dakadda Muqdisho oo dayactir laga bilaabay
Shirkad lagu magacaabo Alpha Logistics oo Dekedda caalamiga ah ee Muqdisho ka bilowday dayactirkii ugu ballaarnaa tan iyo markii Dekedda dib loo furay
Sawiroo kaloo dheeraad ah daawo
Olole ballaaran oo lagu dayactirayo Dekedda Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka furmay halka ay Maraakiibtu ku soo xirato ee marsooyinka Dekeddaasi, waxaana mashruucaan oo ay waddo Shirkad lagu magacaabo Alpha...
Sheekh Shariif oo Qadar Gaaray iyo Qadar oo dhexdhexaadin wada
Madaxwaynaha DFKM Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa ku gaaray booqasho rasmi ah Wadanka Qadar, isagoo kasoo duulay Magaalada Nayroobi , booqashadaas oo qaadan doonta dhowr maalmood ayaa Shariif ku mari doonaa dhowr wadan oo Khaliijka iyo carabta isugu jira, wadamadaasna ay ugu horayso Imaaraadka Carabta, Saldana Cumaan iyo Liibiya, sida ay sheegayaan warar laga helayo dhinaca Soomaalida.
Sida ay sheegtay...
Barnaamijka dardargalinta Mac-hadka diiniga ee Buurtinle
Mac-hadka diiniga ee Buurtinle waxaa la furay 1998kii, xarunta mac-hadkana waxaa dhisay Bankiga Islaamiga, kharshkiisana waxaa wada bixin jirtay hay’adda Al-Muntadaa Al-islaami; sidaa darteed waxbarshada mac-hadku waxay ahayd lacag la’aan muddada dheer ee uu furnaa.
Sawiro kale oo dheeraad ah daawo
Mac-hadka oo isugu jira qeyb dugsi dhexe ah iyo qeyb dugsi sare ah waxaa lagu bartaa shareecada islaamka,...
Dhibaato naxdin leh oo haysta wiil Soomaaliyeed oo badbaado u baahan
Buuhoodle (Radiolaascaanood)—-Jaamac waa 23 jir ka soo jeeda qoys raacato ah oo degga baadiyaha u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laascaanood Jaamac waxaa Bakteria kaga beerantay lugta midigta taas oo ku fidaysay jidhkiisa mudo hada gaadha shan sano.
Sawiro dheeraad ah halkan ka daawo (Digniin: dumarka uurka leh iyo dadka aan xamili karin sawirada naxdinta leh fadlan ha furin)
Jaamac waxa uu kasoo...
Frenchman Recalls Escape in Somalia
By JEFFREY GETTLEMAN
MOGADISHU, Somalia — In the end, it all came down to a single forgotten bolt.
Marc Aubrière, a French security adviser who was held hostage in Somalia for more than a month, said he simply slipped open a lock on the inside of his cell door — a lock his captors had somehow overlooked. He then tiptoed past the sleeping guards, who are part of an extremist Islamist group that...
Midkamida Faransiiskii la afduubay oo Madaxtooyada jooga
MUQDISHO, Soomaaliya Ninkii faransiiska ee katirsanaa ciidama amniga ee Faransiiska ee Ciidamada Dowladda kasoo horjeeda afduubeen bishii lasoo dhaafay ayaa xoroobay Arbacadii, waxaana lagu ilaalinayaa xarunta Madaxtoodaya, sidaa waxaa yiri qof dowlada ka tirsan.
Waxaa kasoo baxaya warar is khilaafsan inuu ninkan baxsaday ama lasiidaayey ama uu dilay sadex kamida kuwii qabsaday. Xaalada ninkii kale...




