Home » Qoraallada Halkudhegga "calinuur"

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 10aad | Calinuur

Sep 12, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersigii Tobnaad) Waxaan maantana wax ka tilaameynaa Axkaamta zakada Fidriga Maadaama la gaaray xeli gabo gabo ku dhawdahay Bishii Ramadaan anagoo illaah ka rajeynaayo inuu nagu anfaco kalimaadkan, wax badana aan ka faaiideysano. Zakada Fidriga waxaa la yiraahdaa Cunooyinka la bixiyo marka uu Ramadaanku Dhamaanayo amaba Dhamaado Soomalida ay qaarkood u yaqaanaan Zakaatul-Badan Zakada... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 9aad | Calinuur

Sep 12, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Sagaalaad) Waxaa xiligaan oo kale muhiim ah in lala yimaado Sunadii Ictikaafka ee uu la imaan jiray Nabigeenii (Nabad iyo Naxariis Korkiisa allaha yeelee) Ramadaan kasta marka uuu gaaro Tobanka dambe, wuxuuna fogaan jiray Mashaakilada kale ee Dunada, asagoo u gaar yeeli jiray waqtiga oo dhan Caibaadooyin lagu sameeyo Masjidka gudahiisa. Ictikaafku waa Qalbiga... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q 7aad | Calinuur

Sep 8, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga          (Dersiga Todobaad)   Ramadaanku waa Bil uu illaah (cw) inoogu Sharciyeeyay si aan uga Faa’iideysano Nicmooyin fara badan oo uu noogu dhex keydiyay Bishaas, ee looma Sharciyeeynin in aan Baahano ama aan Haraadno sida dadka qaar maleeyeen Ramadaanka. Hadaba waxaa aad loogu baahan yahay inaan garano ulajeedooyinka iyo Xikmadaha loo Sharciyeeyay Ramadaanka... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga. Q.5aad | Calinuur

Sep 6, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Shanaad) Ramadaanku waxa uu fursad u yahay Muslim kasta, waxaa uu fursad u siiyaa inuu ka mid noqdo Mutaqiintii illaah jeclaa, oo waxaa u siman Caalimka Iyo Caabidka in ay ka faaiidaan, waxaana uu illaah u yaboohay qofkii Ramdaanka fursadahiisa ka faaiideysta inuu gaaro darajada ah { لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ}. Ramadaanku waa fursad lagu toosiyo... 
Halkudheg: ,

Ramadaanku waa fursada Cumriga|Q-4aad

Aug 29, 2009
Bishan Ramadaan waa Bil mudan inuu weyneeyo ruux walba oo Muslim ah kuna farxaa inuu ku gaaray Nolol iyo Caafimaad waayo waxaa jira dad badan oo soomay sanadkii tagay maantana ka mid ah ahlu qubuurka oo sugaya in lagula xisaabtamo maalinta Qiyaame wixii ay hor marsadeen, ama waxaa jira kuwo bukaan ah oo nool weli laakiin aan awoodin in ay Soomaan, sidaa darteed markaana waa inuu u istaagaa ka faa’iideysiga... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q3-aad|Calinuur

Aug 22, 2009
(Dersiga Sadaxaad) Waxaan horey usoo sheegnay in ay jiran gafaf ay haboon tahay inuu iska dhowro ruuxa Muslimka ah ee Sooman waayo hadii aan Soonka laga dhowrin qaladaadka waxaa dhici karto in ruuxii Soonaa ee gaajeesnaa ee oomanaa wax ajar ah ka soo gaarin soonkiisa. Hadaba waxaa kaloo jira gafa kale oo loo baahan yahay inaan ka digtoonaano Bishaan Barakeysan ee Ramadaan sida:- 1-In ruuxa sooman... 
Halkudheg: ,

Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur

Aug 20, 2009
(Dersiga Labaad) Waxaa uu illaah (cw) noo sharciyeeyay inaan Soono Bishaan Barakeysan ee Ramadaan asagoo ula jeedada Soonkana ku sheegay in ay tahay inaan ka kororsano Taqwo(alle ka cabsi) iyo aadaabta oo la toosiyo ee ula jeedada Soonku ma aha inaan gaajoono ama haraadno sida dad badan oo cilmi laheyn u heestaan, taasoo keentay in ay ka dhowri waayaan Soonkooda waxyaabihii wax u dhimayay ulajeedadiisa... 
Halkudheg: ,

Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur

Aug 18, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Koowaad) Ramadaanku waa Bil illaah ka fadilay Bilaha kale, waana Bil mudan in lagu soo dhaweeyo u diyaar garoow wanaagsan, marka ay Bilatana mudan in laga faaiideesto daqiiqad kasta oo kamid; maxaa yelay Ramadaanku illaah (cw) waxaa uu ka yeelay mid ka dheer Bilaha kale afar arimood oo waa weyn oo kala ah: 1-Waxaa uu illaah Ramadaan dhex galiyay hal habeen oo... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...