Home » Archive Qoraaga

Halaagii Dhacay Looma Kala Harin | Cabdiwali

Sep 6, 2009
HALAAGGII DHACAY LOOMA KALA HARIN!!. -Qeybta Koowaad- Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inay weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta... 
Halkudheg:

Sheekh Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro DFKMG

Sep 6, 2009
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro Dowladda Federaalka. Maalmihii ugu dambeeyey Saxaafadda gudaha iyo dibadda ayaa waxay hadal hayeen in wada hadal hoose u socdo Dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo ka dagaalama qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya, hase yeeshee waxaa wararkaasi gaashaanka ku dhuftay Guddoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh... 
Halkudheg: ,

Wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota oo Lagu Dilay Muqdisho

Sep 5, 2009
Wiilkii 5aad oo Maraykanka (Minnesota) ka tagay oo Waraku sheegeen in uu ku Dhintay Magaalada Muqdisho… Sabtidii ayaa idaacada Fox9 shaacisay in wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota uu ku dhintay Muqdisho wiil kaan ayaa magaciisa warku ku sheegay Mohamoud Hassan oo dhigan jiray Jaamacadda Minnesota kana qalin jabiyey Dugsisga sare oo Roosevel. Abdirizaq Bihi oo u waramayey warbaahinta oo ay Fox9... 
Halkudheg: ,

Minneapolis Man Killed in Somalia

Sep 5, 2009
Minneapolis Man Killed in Somalia Published : Saturday, 05 Sep 2009, 5:18 PM CDT MINNEAPOLIS, MN – A fifth Somali-American man from Minneapolis has been killed in Somalia, according to his family members. Mohamoud Hassan was a former engineering student at the University of Minnesota and a recent graduate of Roosevelt High School. In the last couple years, about 20 Minnesotan men have left for... 
Halkudheg:

Dowladda Holand oo sii deysey Afar nin oo laga shakisanaa in ka dagaalameen soomaaliya

Sep 5, 2009
Wadanka Holland ayaa la sheegay in ay xoriyaddooda heleen 4 nin oo sirdoonka wadankaasi horey uga qabteen xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya sida uu sheegay xubin ka tirsan Baarlamaanka wadankaasi Holland. 4-taan nin ayaa la sheegayaa in ay ka soo jeedaan asal ahaan wadanka Marooko, balse ay saddex ka mid ahi haystaan jinsiyadda wadanka Holland halka mid afraadna uu haysto Baasaboor Holland ah,... 
Halkudheg: ,

Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu.

Sep 5, 2009
Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu. Dagaalada iyo xasilooni la’aanta ka taagan soomaaliya waxaa ku cireystay jiil, waxaa sidoo kale ku garaadsaday jiil ha noqdo kii ku hanaqaaday bilawgii dagaalka iyo midkii lagu dhalayba. Jiilkani waxay ku barbaaren dhawaqa rasaasta, waxayna u arkaan dagaalka qeyb kamid ah nolosha, iyo in nidaam iyo kala dambeyn tahay gumeysi iyo cuburin... 

Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2)

Sep 5, 2009
Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2) Casharkeenii hore waxaan uga soo hadalnay Sifaat fiican uu lahaa Shiikhu ,haatanna qaar kale ayaan ka sii sheegeynaa insha’alaah. Cilmigiisa iyo Xifdigiisa: Wuxuu dadka badidiisa Shiikhu uga duwanaa Xifdin aad u ballaaran iyo dhaqso u helidda jawaabta saxa ah iyo fahamka weyn uu u lahaa soo ururinta masaa’isha cilmiga ah, wuxuu ahaa Shiikhu... 
Halkudheg: ,

SRSG welcomes UNPOS visit to Somaliland

Sep 5, 2009
For Immediate Release PRESS RELEASE 026/2009 SRSG welcomes UNPOS visit to Somaliland Nairobi, 4 September 2009 – A delegation from UNPOS, led by the UN Deputy Special Representative for Somalia Charles Petrie, visited Somaliland this week to meet officials, with a focus on the continued and strengthened engagement of UNPOS in Somaliland. The delegation also met members of the Government as well... 

Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits

Sep 4, 2009
Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits By Matthew Russell Lee Source: http://www.innercitypress.com UNITED NATIONS, August 31 — The Somali parliament recently voted over 90% against a deal cut by UN envoy Ahmedou Ould-Abdallah, using Norwegian assistance, to make a joint Kenya – Somali filing about the Somali people’s... 
Halkudheg:

Xarunta Daryeelka Agoonta Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof

Sep 4, 2009
Xarunta Daryeelka Agoonta , Derbi Jiifka Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof Warbixinta Xarunta oo uu soo jeedinayo C/raxmaan Macow (DHEGEYSO) Sawirada Halkan ka daawo Waa sidee xaalada dadka waalan ,caruurta derbi jiifka ah ,iyo agoonta ku jirta xerada ahlu kheyr ee magaalada muqdisho,ma dhabaa in jirkoodu u joogo qalbigoodune uu maqan yahay ? Maamulaha xerada cabdiraxman... 
Halkudheg:

Muqdisho: $500 doolar oo Lagu Afuriyey 70 qoys oo u badan Naafo

Sep 4, 2009
JALAIYADA GEBDHAha SOMALIYEED OO MANTEY AFURIYEY DAD NAAFO SOMAIYED. Jimco 4 September 2009  Sawirada Halkan ka daawo… GUJI Gabadhaha Soomaaliyed oo ku nool Danmark iyo Canada ayaa maantey (Jimce) waxay afursiyeen dad naafo Somaliyeed, kuwaas oo loo qeeybiyey lacag kash ah oo ay ku afuraan dadkaas. Gebdhahan somaliyeed kunool wadamo kala duwan ayaa waxaay soo gaarsiieen dadka naafa deeq lacageed... 
Halkudheg:

HTML

Sep 4, 2009
Casharada HTML oo ku qoran AfSoomaali waxaad ka akhrisan kartaa Website AqoonKaal.com. Waa casharo soo koobaya asaaska barnaamijka HTML oo ah farsamada lagu dhiso websiteyada.  HTML waa asaaska hore ee cilmiga lagu agaasimo qaabka ay ku soo bixi doonaan websiteyadu. Inkasta oo farsamada dhismaha websiteku ay hore u martay haddana, asaaskii HTML waa meeshiisii, oo halkaas ayaa lagu salaynayaa dhismaha... 
Halkudheg:

Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris

Sep 3, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Taariikhdu waa cibro iyo cashara waaweyn, waa kaydka waanada iyo waaya aragnimada. Dhacdooyinka maanta dhacayaa berri wexey noqdaan taariikh. Taariikhdu cidna ma duudsido, qof walbana wexey diiwaanka u gelisaa wuxuu galo iyo wuxuu gudo, booska uu istaago iyo kaalinta uu qaato Ummaddiisa... 
Halkudheg:

Maxaa kala soctaa xaalada nololeed ee Qoxootiga soomaaliyeed ee wadanka Malta

Sep 3, 2009
Jaziirada maalta waxaa ku nool muhaajiriin soomaaliyeed oo fara badan oo gaarayay ilaa sanadii 2003.waxaa sanadkaan 2009 ka dhacayay dhacdooyin iyo isbedelo waaweyn oo quseeyay nolosha dadka muhaajiriinta kale duwan haba ugu badnaadaane kuwa madow. waxa aynu wareysi la yeelanay mudane caadil maxamed axmed oo ka mid ah shaqaalaha xafiiska gudiga qaxootiga ee dalka malta kaasoo hoos yimaada wasaarada... 
Halkudheg: ,

Sidee u shaqeeyaa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan

Sep 3, 2009
Intii aan ku sugnaa dalka Suudaan waxaana kullan la yeeshay madaxa Xafiiska Jimciyadda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan Aadan Sheekh Xasan (Aadan Azhar), waxaana wax ka weydiiyey xaaladda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan, waxa uuna ii sheegay in Jimciyaddaan ay ka diiwaangashan yihiin suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan, isagoo sheegay in ay la socdaan xaaladdooda isla markaana... 

Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar

Sep 3, 2009
Haweeney qabta Cudurka AIDS-ka oo markii ugu hareysey Muqdisho ka qayb gashey siminaar ay qaban qaabisey Hayadda OSPAD Wareysi aan la yeeshey Haweeneydaas Haweeney qabtey Cudurka AIDS-ka ayaa markii ugu horeysey Muqdisho ka soo qaybgashey siminaar ay soo qabanqaabisey Hayadda OSPAD oo inta badan isku howsha siminaarada looga hadlo Khatarta Cudurka AIDS-ka waxaana qaybgalayaasha ku noqotey mid la yaab... 

Ganacsade Axmed Xirsi “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…”

Sep 2, 2009
Ganacsade Axmed Xirsi Enbeeye “…Soomaalidu Waxaa Caado u ah, Wixii Lagu Heshiiyo Hadii ay Toban Cisho Fuliyaan Laba Beri Kuma Daraan…” Waraysi Muhiim ah Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu Jecelnahayoow meel kasta oo aad joogtaan, waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa wareysi aanu la yeelaney Axmed Xirsi Enbeeye oo ka mid ah Ganacsatada Xoolaha nool ee Soomaaliya, islamarkaana ah... 

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Sep 1, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →

Gudoomiyiha Gobolka Hiiraan oo sheegay inay ka baxeen DFK

Aug 31, 2009
Shir Jaraa’id oo maanta qabtay Gudoomiya Gobolka Hiiraan V/raxmmaan Macow ayaa sheegay inay ka baxeen Dowlada Fadaraalka, sidoo kale wuxuu sheegay wuxuu ogaysiiyey ururada diimeedka inaysan dhinacna ka tir sanayn kooxa ku loolamaya Soomaaliya, hadalkiinsa waxaa ka mid ah” Waxaan rabaa inaan ogaysiino Umadda Soomaaliyeed, “Ururada Diinta iyo Caalamkaba, laga bilaabo maanta inaanan... 

Dowladda Federaalka oo Difaacday Soogalida Ciidamada Itoobiya ee Hiiraan

Aug 31, 2009
Dowladda Federaalka oo soo Dhaweysey soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Gobolka Hiiraan Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ah Raiisul Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ayaa si weyn u difaacay ama soo dhaweeyey talaabaddii ay Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. C/raxmaan Ibbi ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka la socoto... 
Halkudheg: ,

Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay deeq soo gaartay

Aug 31, 2009
Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah oo ka mahad naqay Deeq Afur ah oo ay soo direen gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Ingiriiska. Guddoomiye K/Xigeenka Ururka u gargaarayaasha Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah Axmed Sheekh Cabdi (Jaah weyn) ayaa si weyn ugu mahadceliyay Deeq afur ahayd oo loogu talogalay dadka Barakacayaasha ah ee u barakacay Degmada... 
Halkudheg: ,

Xisbiga Hanoolaato oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Hiiraan

Aug 31, 2009
Xisbiga HANOOLAATO oo war murtiyeed ka soo saaray qabsashadii Ethiopia ee Gobolka Hiiraan Xisbiga HANOOLAATO ayaa war murtiyeed kulul ka soo saaray qabsashada Ethiopia ee gobolka Hiiraan. War murtiyeedkaas oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Ganacsiga ee Xisbiga Mudane Maxamed Cali Bilaal waxa uu u qornaa sidatan: “Waxa nasiib darro ah u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed in maanta Ethiopia qabsato gobolkii... 
Halkudheg:

kulan balaaran oo ay isugu yimdeen qaar ka tirsan saraakiisha Booliiska

Aug 29, 2009
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen kuna kala warqaateenn saraakiisha ciidanka Booliiska ka Dowlada Fadaraalka KMG ayaa manta ka dhacay dugsiga sare ee booliiska Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Kulankaan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 150 sarkaal oo Booliis ah ayaa waxaa looga arinsanayey qaabka loo sugi lahaa amaanka goobaha ay dowladu maamusho iyo qorshayaal kale oo horyaal ciidamada Booliiska Shirka... 
Halkudheg: , ,

Bishii hore waxaan Finland yimid W.W cadaalada DKM Janaqow|Idiris

Aug 29, 2009
Qofkii finish yaqaano lifaaqa ha akhriyo hadii loo baahdana waan turjumidoonaa Intaa kadib waxaan idin ogaysiinaynaa W.W.Cadaalada DKM in uu yimid Finland waxuuna la kulmay siyaasiin kala gadisan sida xildhibaano iwm. Wasiirka cadaalada waxuu doonayay dageero dhanka milirariga ah iyo dhaqaalo si ay oola dagaalamaan kooxaha ku kacsan waxaase arinkaas amakaak uu ku noqotay siyaasiintii uu la kulmay... 

Jaamacadda Muqdisho oo Qaadanaysa Arday ah heer Master of Business Administration

Aug 29, 2009
BISHAARO IYO OGAYSIIS Xafiiska Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Muqdisho waxa uu ogaysiinayaa ardayda heysta Shahaadada Jaamacadeed (Bachelor) 4 sano ah, in Jaamacaddu qaadanayso dafcaddii 2aad ee Takhasusska Master of Business Administration (MBA) oo ay isla fulinayaan Mogadishu University iyo Open University Malaysia. Barnaamijkani wuxuu u fududeynayaa ardayda dhamaysatay waxbarashada heerka jaamacadeed: in... 
Halkudheg: ,