Home » Qoraallada Halkudhegga "Malaysia"

Munaasabad Ballaaran oo lagu Xusayey 1da Luuliyo oo ka dhacday Kuala Lumpur, Malaysia

Jul 1, 2012
Munaasabad ballaaran oo ay soo agaasimeen Guddiga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee (SSSM) ayaa xalay ka dhacday Hoolka weyn ee Jaamacada IIUM oo ku taal Caasimadda Dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay ku dhawaad 500 oo isugu jira Ardey Soomaaliyeed iyo waalidiin, Madax uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaliya ee Dalka Malaysia,... 
Halkudheg:

Ardaydii ugu badneyd oo Soomaali ah oo ka qalin Jabisay Jaamacadda UUM ee dalka Malaysia.

Oct 14, 2011
Sanadkan 2011  waxaa Jaamacadda University Utara Malaysia ee loo soo gaabiyo UUM  ka qalin jabiyay ardaydii ugu badneyd ee Soomaali ah. Ardaydan qalinbisay ayaa isuga jira bachelor degree iyo Master degree. Jaamacadda UUM ee ku taal Gobalka Kedah Waqooyi Galbeed ee dalka Malaysia oo ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah ayaa horay waxaa ooga qalin jabiyay arday badan oo Soomaali ah balse sanadkan... 
Halkudheg: ,

Ayeeyo 62-jir ah oo dowlada Malaysia Dil ku xukuntey Daroogo darteed!

Jun 4, 2011
Ayeeyo 62-jir ah oo u dhalatey wadanka Hindiya, kana soo jeeda Chennai ayaa Maxkamaha sare ee wadankan Malaysia waxeey ku xukuntey Dil!, taasoo lagu sababeeyey in eey wadatey Daroogo, kadib markii Qaadigii maxkamadu yiri “Isdifaaceedu ma aheyn mid xoog badan, waxaana ka buuxa arimo badan oo is khilaafsan”, wuxuuna u muuqdaa ayuu yiri qaadiga “Mid la sameeyey oo gacan ku rimis ah”. ———— Warbixin: “Malaysia... 
Halkudheg: , ,

Malaysia: Kullan dhax maray Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed iyo Soomaalida ku dhaqan Malaysia (Warbixin)

May 3, 2011
Wakiilo ka socday Midowga Ardayda Soomaaliyeed (WorldWide Somali Students) ayaa dhawaan Kullan kula yeeshay  Ardayda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia, Kullankan oo ka dhacay Jaamacadda  International Islamic University Malaysia (IIUM), Kullankan  ayay ka soo qeyb galeen boqolaal dad ah oo isugu jira, Arday, Mas’uuliyiin ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Malaysia iyo qeybaha kala... 
Halkudheg: ,

Ardayda Somaliyed ee Jamacada KLMU ee dalka Malaysia oo kaalinta 1-aad ka gashay bandhig cunto ah “Daawo Sawirada”

Dec 9, 2010
Bandhig balaaran oo ku aadan cuntada laga isticmaallo dalka kasta oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda KLMU ee dalka Malaysia ayaa waxaa kaalinta 1-aad ka gallay ardayda Soomaaliyeed ee dhigatada Jaamacadaasi. Halkan ka daawo sawirada Bandhigaan oo ay kasoo qeyb galleen dhamaan ardayda dhigata Jaamacadaasi ayaa waxay arday kasta soo bandhigeen cunada laga isticmaalo dalkooda, waxaana ardaydaasi qeyb... 
Halkudheg:

Warbixin Jaamacadda UUM ee Dalka Malaysiya

Nov 19, 2010
Safarkeeygii Jaamacada UUM ee waqooyiga dalka Malaysia – Ibraahim Da’ud Abdalle — Intii u dhaxeesay 30 Octobe-7 November, 2010 ayaan safar gaaban ku aaday Waqooyiga dalka Malaysia oo ay ku taal Jaamacada Utara Malaysia ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan UUM isla markaana ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah. Ujeedka safarkeeyga ayaa ahaa qeyb gal-ka xafladda Qalinjabinta ardayda... 
Halkudheg: ,

Jaamacadda Islaamka ee Malaysia oo soo Dhawaysay Codsi uga Yimid Jaaliyadda Soomaalida

Mar 1, 2010
Kuala Lumpur: (1st March 2010): Taariikhdu markay ahayd 25th Feb 2010, ayaa waxaa kulmay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas iyo agaasimaha guud ee xafiiska ardayda ajaanibta Associate Professor Dr. Jamaal Axmed Badi. Kulankan ayaa ka dhacay xafiiska “International Students Division” oo ka tirsan jaamacada caanka ah ee lagu magacaabo “International Islamic University... 
Halkudheg:

Qoysas Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Galbeedka oo u Guuray Malaysia | Xasan Cade

Aug 29, 2009
Qoysas Badan oo Soomaaliyeed oo Ku Dhaqanaa Dalalka reer Galbeedka Oo Si’aad ah Ugu Soo Qulqulaya Dalka Malaysia, Sababtu maxay tahay? Waxaa dhawanaahan dalka Malaysia soo gaaray qoysas badan oo ka yimid dalalka ka tirsan qaaraada yurub iyo waqooyiga Amerika kuwasoo u soo guuray dalkan Malaysia, waxaana si aad ah loogu arkayaa xaafadaha ay soomalidu ka degan tahay caasimada Dalka Malaysia ee... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...