Home » Archive Qoraaga

French agent kidnapped in Somalia is free

Aug 26, 2009
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 13 minutes ago MOGADISHU, Somalia — A French security agent kidnapped by insurgents in Somalia last month was a free man Wednesday and under protection at the presidential palace, officials said. There were conflicting reports over whether the man escaped or was released and whether he had killed three of his captors. The fate of another French security agent kidnapped... 
Halkudheg:

Gabay: Birmad Qaran

Aug 26, 2009
gabaygan aan ugu magac daray BIRMAD QARAN waxaan kula hadlayaa masuuliyiin iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan maamulada gooni isu taagay ama kuwa goboleedka ah. Sida Somaliland iyo puntland,oo aad moodo walaalahoodii kale ee koofureed oo ay ayaan daradu ku dhacday aanaanay u jeedinba,hadii iyaga illaahay nabad iyo kala danbayn uu siiyey waxay ahayd inay mid kaas la mid ah u raadiyaan walaalahooda... 
Halkudheg: ,

Somalia in worst humanitarian crisis in 18 years: UN

Aug 25, 2009
NAIROBI — Persistent violence and a prolonged drought have plunged Somalia into its worst humanitarian crisis since civil war erupted two decades ago, with a third of its 10 million people needing relief aid, a UN report said Tuesday. One in every five children is acutely malnourished, around 1.42 million have been displaced by violence and up to 3.76 million are in need of humanitarian assistance,... 
Halkudheg: ,

Somali militants use many tactics to woo Americans

Aug 25, 2009
By AMY FORLITI (AP) MINNEAPOLIS — One young man attended secret meetings in Minneapolis. Another got a phone call, urging him to leave Minnesota and go to Somalia to fight. Terrorist training videos featuring English speakers pepper YouTube, calling others to the cause. Details are emerging about how terrorists in Somalia have lured young American men — including as many as 20 from Minnesota —... 

Somali-American professors angered over repeated searches

Aug 25, 2009
Minneapolis — Two Somali-American scholars at the University of Minnesota say they’re outraged by what they consider invasive questioning and searches while traveling abroad this summer. Abdi Samatar chairs the U’s geography department. He’s married to Cawo Abdi, a sociology professor. Since June, the husband and wife say they’ve been pulled aside a total of six times at airports... 

Warqad ku socota Xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed (No. 17)

Aug 25, 2009
Nayroobi, 25 Agoosto 2009 As-Salaama Alaikum Saaxiibayaal, 1. Bisha Ramadaan ee Barakeysani waa bishii la soo dejiyey Qur’aanka Kariimka ah. Ramaadaanku waa waqtigii Nabadda iyo Iscafinta. Waa waqtigii aan dib u cusbooneysiin lahayn ama dib u adkeyn lahayn Ruuxeena, Caqiidadeena iyo xiriirka aan la leenahay Allihii na abuurtay iyo xiriirka aan la leenahay Walaalaha kale ee Muslimiinta ah ha... 

Samaaxatul Shiikh C/siis ibnu c/llaahi ibnu Baaz !!!(1)

Aug 24, 2009
Waa imaam saalix ah oo xalaal quute ah oo saahid ah, waa kii Muslimiintu meel ay joogaanba ay umuuraha Diintooda kula noqonaayeen xagga fatwada iyo Cilmigaba,waana mid ka haray salafkii saalaxa ahaa xagga laazimida xaqa iyo raacidda sunadda.Shiikhu wuxuu ka soo jeedaa Qoys Cilmiga ku xeel dheer laguna yaqaano garsho iyo Akhlaaq, wuxuu ku yiri Suleymaan ibnu Xamdaan kitaabkiisa uu uga hadlaayey Culumada... 
Halkudheg: ,

Sharuur|Aadam Zaki

Aug 24, 2009
Xabsiga dusha ka furan ee Af-duubka loogu jiro 20 sano dhawr Afar jeeble soo maahan inaan daawadii waydiisanayno curudkii lagu dawayn lahaa ? Warbaahinta Somalia eek u dhisan Nadaamka aadka u foosha xun (Sharuur) waxay ka daran tahay Mooryaanta Xanbaarsan Qoryaha ay noogu deeqeen kuwa Neceb Inaan Nabad helno , Markaad shaqo siinaysid Wariye aan khibrad lahayn kana soo bixin Iskool ee aqoontiisu aysan... 

SOMALILAND: CPJ concerned about crackdown on independent media

Aug 24, 2009
New York, August 24, 2009—The Committee to Protect Journalists called today for an end to an ongoing government crackdown on independent journalists in Somaliland. On Sunday, the Sahil regional court in the costal city of Berbera sentenced the editor-in-chief of the online publication Berberanews, Mohamed Said, in absentia to three years in jail on defamation charges, according to local journalists.... 
Halkudheg:

Liiska Magacyada Golaha Deegaanka Gobolka Mudug

Aug 24, 2009
Golahahaan ayaan waxaa la dhaariyey Arbacadii la soo dhaafay Aug 23 waxayna ka Koobnaayeen 31 Xubnood ku waas 5 ka mida ay ahaayeen Dumar halka tirada ragguna ay tahay 27 Dumarkaan ayaa 2 kamida waxaa soo xulay beelaha qaarkood oo ay Xubnahu ka imaan lahaayeen halka 3 kamidana Gudiga Farsamadu ay ku dareen. Golahaan ayaa ah Mid iskugu jira Saraakiil Ganacsato iyo Nabadoono Culumo Aw diin Waxaadna... 
Halkudheg:

100 jir labada Gacmood ka jaban oo in la kaalmeeyo u baahan.

Aug 24, 2009
Aabe Soomaaliyeed da’diisuna tahay 100 jir islamarkaana labada gacmood ka jaban ayaa ka codsanaya Dhamaan Walaalaha Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaalida ah ee Alle wax siiyay kuna sugan gudaha iyo dibada inay u miciinaan, noloshiisa oo dhibaato ay soo foodsaartayna wax kala qabtaan. Qaar ka tirsan Saxafiyiinta ayaa Maanta ku booqday Odeygaasi dhibaateysan gurigiisa oo ku yaal halka lagu... 
Halkudheg:

Qodobadii ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland..

Aug 24, 2009
15 Qodob oo ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland.. Wadahadal magaalada Galkacyo uga socdey DFKMG iyo DGPL ayaa waxaa lagu gaarey heshiis ka kooban 15 qodob. Heshiiskaas waxaa dhanka DFKMG u saxiixay ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, dhanka Puntland waxaa u saxiixay madaxweynaha DGPL dr. C/raxmaan Maxamed Faroole. waxaana heshiisku u qornaa sidan: 1- Labada dhinac waxay... 
Halkudheg: ,

Gudiga Taakulaynta dadka dhibaataysan oo sheegay Meelaha lacagta loogu soo aadinayo

Aug 23, 2009
Gudida Taakulayta Dadka Tabalaaysan Oo Soo Bandhigay Goobaha Ay Doonayaan In Lacagta Loogu Soo Hagaajiyo Gidida taakulaynta dadka tabaalaysan oo dhowaan kasoo dhex baxay dhinacyada bulshada ee ku sugan magaalada muqdisho ,ayaa qaylo dhaan ugu baaqay dadka deeqaha bixiya ee gudaha dibada kala jooga iyagoo shaaca ka qaaday inay doonayaan in dadka dhibaataysa ee ku nool duleedka caasimada iyo gudahaba... 
Halkudheg: ,

Xasan Daahir Dagaalka waa siwadaynaa|Xisbul Islaam oo Tacziir fuliyey|Nin Xamar lagu afduubay

Aug 23, 2009
Sh,Xasan Daahir Aweys Oo Sheegay Inay Sii Wadi Doonaan Bisha Ramadaan Dagaalada Ay Kula Jiraan Dowlada Hogaamiyaha Ururuka Xisbul Islaam Sh, Xasan Daahir Aways ayaa shaaca ka qaaday inay sii socon doonaan dagaalada ay kula jiraan dowlada FKMG ah iyo weliba ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha wadanka gaar ahaan caasimada muqdisho Sh,aweys oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa tilmaamay... 

Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad|Cumar

Aug 23, 2009
Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad, jiritaanka shariifka iyo kooxdiisuna waxay gali doontaa halis Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Meles zinaawi wuxuu ka dhawaajiyey hada kohor in beelihii mujaahidiinta xanaanayn jiray in maanta ay dagaal kalasoo horjeedaan asaguna uu taageersanyahay, Zinaawi waa nin dhaqanka somalida... 

Baaq Nabadeed:Somali Diaspora Support Intiative

Aug 23, 2009
Ururka SDSI wuxuu aad uga walwalayaa, dareen culusnna ka qabaa coladda iyo dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Gedo xilli ay bulshadu gobolku la daalaa dhacayso abaar ba’an iyo nolol xumo baahsan. Waxaan u aragnaa dagaallada iyo degannaasha la’aanta gobolka ku soo noqnoqonaya in ay keeni doonaan cawaaqib xumo iyo burbur daba dheeraada . Bulshada gobolku waa ka daashay dagaal iyo barakac waxayna... 

UWS:Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed leenahay Ramadan Kariim

Aug 23, 2009
Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed oo dhan aan leenahay Ramadan Kariim. Bisha Ramadan sifaha iyo faa’idooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah: 1. waa Bisha Naxariista iyo Sadaqada 2. waa Bisha Cibaadada iyo Dambi dhaafka 3. waa Bisha Cadaab ka xoreynta Adoomaha ... 
Halkudheg:

Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka

Aug 23, 2009
Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka ee Magaalada Muqdisho . Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Ilaahey wuxuu yiri cid kale ma camirto masaajidada ilaahey oo aan ka aheyn kuwa aminsan ilaahey iyo maalinta khiyaamo ee la qatan lana qaawanyahay ,camirida masaajidka waxay u qeybsantaa laba oo kala ah in aad ku camirtid cibaado iyo in aad ku camirto dhisidiisa... 

Soomaaliyeey waxaa wax laga xumaada ah|Ahmed Haadi

Aug 23, 2009
Qof kasta oo soomaali ah oo leh damiir islaanimo iyo wadaninimo wuxuu aad uga xun yahay, hurdi la’yahay, la murugoonayaa, wadnihiisu la garaacmayaa, ceeb ku ah iyo waji gabax, isweydiinayaa daqiiqad kastaba, la kufaa dhacayaa, masiibada ku habsatay wadankeenii haba ugu darnaadeen gobolada koofureed gaar ahaan caasimadii quruxda iyo qaayaha badneed ee Muqdisho, caasimadii uu qalbiga ku hayn jiray... 

Danjirow Ina Ayaad Tahay?|Waayeel

Aug 23, 2009
Inta dayaxu dhicis yahay xiddiguna dhammays noqon… haddaan dhimashooy ku diido… haddaan dhalashooy ku sheegto! ( Xuseen Aw-Faarax Dubbad: Hees ) _______________________________________________ ARAR QABIIL JIRA ba, aniga ahaantay, sida aan rumays nahay, waxa iila wada wanaagsan midka ( ayan sheegan xataa cid haybteeda ) aan la aqoon. Kuu ka dhashay beel san amaba beel xun; Aadmiga na waxa loogu... 

Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka

Aug 23, 2009
Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka Dugsiga Dhexe. Tan iyo markii la asaasay dallada waxbarashada Ahliga ah ee Puntland ( PEN) 2005 tii ayaa waxay sanad dugsiyeedkii 2008/2009 siisay shahaadooyinkii marxaliga ahaa ardayda dugsiyada dhexe ee hoos yimaadda dalladaas. Madaxa waaxda waxbarashada ee dallada PEN Ustaad C/laahi Cali Xuseen ayaa... 

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Aug 23, 2009
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat . Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka bsmog2009@hotmail.com. Ama Teleefonada kala ah 002521-652930 002521-5500979 0025215477708 002521-5350000.  Read More →
Halkudheg:

Farxadda iyo soo dhoweynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan | Daadurey

Aug 23, 2009
Dunida Muslimka ayaa waxay farxad aad u saraysa ku soo dhoweynayaan  Bishan Barakaysan ee Ramadaan , sida uu alle uu Qu’aanka Kariimka uu ugu bayaaniyay meelo badan Alle wuxuu yidhi” Kuwa Alle iyo Rasuulkiisa rumayayow, waxaan idinku Waajib yeelay Soon ,sida aan ugu Waajibiyay kuwii idinka horeeyey” iyo Suurado badan iyo Axaadiis dhammaantood ka hadlaya fadliga ay leedahay bishaan... 
Halkudheg: ,