Home » Archive Maalinta March 9th, 2014

Xarunta Muqdisho ee Cilmibaarista & Diraasaadka oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya

Mar 9, 2014
8/3/2014 Xarunta Muqdisho ee diraasaadka & cilmibaarista ayaa soo qabanqaabisay Dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo wajahaya & sida looga gudbi karo. Dood cilmiyeedkan oo ka dhacay xarunta mu’asasada SAFAA , waxaa ka soo qeyb galay qaar ka tirsan maamullada jaamacadaha Muqdisho , aqoonyahano ku xeeldheer waxbarashada , culumaa’udiin , bareyaasha... 

Jaamacadda Somalia International University (SIU) oo Heshiis la Gashey Jaamacadaha ,EAIU, Kenyatta & Makerere .

Mar 9, 2014
Ka dib wada hadlo iyo xiriiro mudo soo socday, ayaa Jaamacada Somali International University (SIU) , waxay Heshiis Dhinaca Waxbarashda ah la gashay Saddex ka mid ah Jaamacadaha ugu waaweyn Geeska Africa. Jaamacada SIU waxaa ka mid ah Saddedda Jaamacadood ee ay Heshiiska la gashey Jaamacada Kenyatta ee Dalka Kenya iyo Jaamacada Makerere ee Dalka Uganda iyo East Africa International University... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...