Home » Qoraallada Halkudhegga "Cabdiboqor"

DARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!

Mar 31, 2014
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka Soomaaliyeed intooda badani aaneey la noqon ilmahooda saaxiibo dhow oo waxkasta eey ka wada sheekeeysankaraan, wixii noloshooda kusoo kordhana eey kala hadli karaan. Wiilasha iyo gabdhaha wada dhasheyna waxyaalaha... 
Halkudheg:

DOOWLADAANEEY MA WAXA AAN KU MOODNEY, MISE WAXA AAD INAGU NOQOTEY!

Dec 26, 2013
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in badan oo ummada Soomaaliyeed ka mid ah aan kala simanaa xaga niyad wanaaga, rajo ku qabida, iyo ku faraxsanaanta dowlada maanta jirta iyo madaxda xilka qabatey, oo igala duwanaa kuwii aan kasoo daalney.Waxaan... 
Halkudheg: ,

FEDERAAL, DOWLAD-GOBOLEEDYO IYO QABYO-QORAALOOW DANTEE LA IDINKA LAHAA?!

Jun 23, 2013
HORDHAC Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, anigoon gogol-dhig dheer waxba kugu daalin, bal aan si toos ah u galo dulucda qormada.  Read More →
Halkudheg:

SAFARKEEYGII HARGEEYSA, IYO SIRTII AAN SOO HELEY!

Nov 25, 2012
“Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh”  HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii  hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku so booqdey qeeybo ka mid ah gobollada dalka, oo eey ku jiraan gobollada waqooyi ee Soomaaliya-Caalamiyan-,ee... 
Halkudheg:

SAFARKEEYGII SOOMAALIYA, IYO SIRTII AAN SOO HELEY (Qeybtii 1-aad)

Sep 10, 2012
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaas kabacdi, waxaan warbixintan ciwaankan leh, ugu talagalay in aan ku faaqido, waxyaabihii aan kusoo dhuuxey, safarkii aan hada ku tagay, ugana soo laabtey wadankeena hooyo gudihiisa, mudadii u dhaxeeysey (Augost 6-2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku daali doonaa in... 
Halkudheg:

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya!

Feb 5, 2012
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur iyo dagaalo ka dhex aloosnaayeen, magacyo kala duwanba haloo yeelee, guntooduna wada aheyd dano shisheeye oo dad maqaarka sare Soomaali ka ahi u fulinayeen, in hadana dagaal Shidaal... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 5aad)

Oct 6, 2010
“Nin Aduunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban. Aakhino nin aadoow maxaa lagu ogeysiiyey” Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabad galyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaaha yeelo. Qormadan tixanaha ah qeybteedan 5-aad waxaan uga hadleeynaa Jaamacad ka eryida ardeyda , tahriibinta, Dhacdadii ugu dambeysey ee Doontii tahriibka, xabsigii iyo qisooyinkii lagala kulmey.... 
Halkudheg:

Dhaqamadii Qoyska ee iigu yaabka badnaa wadanka Pakistan!

Sep 8, 2010
“Qof aan dhul marin Dhaayo maleh” Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaah ha yeelo. Marka qofka wadankiisa ka tago ee uu dhex galo Ummad ka midab, dhaqan iyo luqadba duwan, mararka qaarna ka Diin duwan, wuxuu arkayaa waxyaalo waligiis uusan arag, waxyaalo ka yaabiya, mararka qaarna kaba nixiyaba.Waa hubaal in Ummad kastaahi... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 4aad)

Jul 31, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi; aqristaha sharfida mudanoow, waxaa in badan su’aalo isoo weydiinayey asxaabtii aan uga soo tagey wadanka Pakistan iyagoo isoo weydiinayey bal in aan isbarbardhig ku sameeyo wadankii aan ka imid ee Pakistan iyo wadanka Malaysia, anigoo ka eegaya dhinacyo... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 3aad)

Jul 1, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey  horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida uga faa’ideysan karto.... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qeybtii: 2-aad)

Jun 19, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey, aan horey uga qorey wadanka Pakistan-Oo Bachelor-keeygii iyo Masters-kiiba aan kusoo dhameystey iyo dhowr sano oo shaqo ah, mudo 8-sano ku dhawaad ahna aan ku noolaa-Waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Warbixintii Malaysia (Qeybtii 1-aad)

Jun 4, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad korkiisa Allaha yeelo. Waxaan warbixino tixane ahaa oo in mudo ah socdey aan horey uga qorey wadanka Pakistan waxbarashadiisa iyo sida Soomaalida eey uga faa’ideysan karto. Waxaa ku faa’idey ummad aad u farabadan oo Pakistan kusoo yaacdey waxna ka bartey, haba ugu sii badnaadeen wakhtigii Maxaakimta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...