Home » Archive Maalinta March 11th, 2014

Ra’iisul Wasaaraha oo bulshada rayidka ka codsaday inay kala qeybgalaan isku soo dhoweynta bulshada

Mar 11, 2014
Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya (SOSCENCA), wuxuuna ka codsaday hay’addaha aan dawliga aheyn iyo ururada bulshada rayidku inay dawladda kala shaqeeyaan isku soo dhoweynta bulshada iyo horumarinta... 

Siciid Aadam Axmed oo loo magacaabay maareeyaha guud ee shirkadda Golis.

Mar 11, 2014
Maamulka shirkadda Golis ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Siciid Aadam Axmed  loo magacaabay  maareeyaha guud ee  shirkadda Golis, ka dib markii uu Aadam Sheekhdoon Cali si ku-meel gaarnimo ah u waday shaqada Maareeye nimo ee shirkadda Golis. Maareeyaha Cusub ayaa la kulmay dhammaan shaqaalaha shirkadda isagoo ay  kulankaasi  ku weheliyeen maamulka sare ee shirkadda Golis, kuwaas oo gaarsiiyay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...